Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo Baarlamanka u gudbiyay Hindise-sharciyeed cusub

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland, ayaa fasax kooban kadib maanta oo Sabtiya dib u bilaabay Kalfadhigooda 47-aad oo soo bilowday 25-kii October… Sii akhri

Posted on January 30, 2021January 30, 2021 by News Office

Badhan: Gudoomiye Cali Soomaali oo ka badbaaday weerar lagu qaaday

Posted on January 30, 2021January 30, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Cali Xuseen Soomaali, ayaa ka badbaaday weerar ay koox hubaysan la beegsadeen Gurigiisa magaalada Badhan… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo shaacisay wakhtiga la qaban doono Shirka Wada-xaajoodka Libya

Posted on January 30, 2021January 30, 2021 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Madasha Wada-xaajoodka dhinacyada Siyaasadda Libya dhowaan lagu qaban doono waddanka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo maanta kulmaya

Posted on January 30, 2021January 30, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Sabtiya la kulmo Wakiilada Beesha Caalamka… Sii akhri

Kenya: In Ciidankeenu ka baxaan Soomaaliya waxa go’aamin kara Midowga Afrika

Posted on January 30, 2021January 30, 2021 by News Office

Dowladda Kenya oo ka jawaabeysa wararka sheegaya in Soomaaliya dalbatay in ciidamadeeda laga saaro gudaha Soomaaliya ayaa shaacisay in go’aan… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kalmay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya

Posted on January 29, 2021January 29, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa shalay gelinkii dambe oo Khamiis ahayd kula kulmay Magaalada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aysan kalsooni ku qabin Ciidamada Kenya

Posted on January 29, 2021January 29, 2021 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lumisay kalsoonidii ay ku qabteen Ciidanka dowladda Kenya ee ku sugan Soomaaliya , kuwaasoo… Sii akhri

What will happen if agreed election does not hold on 8 February 2021

Posted on January 29, 2021January 29, 2021

As Somalia inches towards the scheduled date to hold general elections on 8 February, the country’s political leaders failed to… Sii akhri

Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Itoobiya oo guryo loo dhisayo

Posted on January 29, 2021January 29, 2021 by News Office

Qaramada Midoobay  ayaa sheegtay in guryo ka wanaagsan hoyga ay hada ku jiraan loo dhisayo qaar ka mid ah qaxootiga… Sii akhri

Faafin: Jubaland oo taageertay warbixintii Guddiga Xaqiiqo Raadinta IGAD

Posted on January 28, 2021January 28, 2021 by News Office

Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubaland 28 Janaayo 2021 waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo warbixintii Guddiga xaqiiqa raadinta IGAD.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close