Dowlada Turkiga oo canbaareysay weerarka argagaxiso ee ka dhacay Muqdisho
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu canbaareeyay weerarkii argagaxisada… Sii akhri
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu canbaareeyay weerarkii argagaxisada… Sii akhri
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qarax ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah oo lagu weeraray Hoteelka lagu magacaabo AFRIKA oo… Sii akhri
Guddiga xasilinta suuqyada lacagta Puntland iyo waxka qabashada qiima-dhaca shilling Soomaaliga ayaa soo gaba-gabeeyey kulamo ay la lahaayeen ganacsatada magaalada… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu goor dhowayd ka dhacay Isgoyska Lambar 4 gaar ahaanna… Sii akhri
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo… Sii akhri
Turkey ayaa Mareykanka ugu baaqday inuu dib ugu soo laabto heshiiska Nukliyeerka Iran, islamarkaana uu cunaqabateenada ka qaado Jamhuuriyada Islaamiga… Sii akhri
Qaramada Midoobay, ayaa soo dhowaysay Shirka uu ku baaqay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo sida qorshaysan lagu… Sii akhri
Duqaymo xooggan ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Bakool sida ay sheegtay Wasaaradda Amniga Dowlad… Sii akhri
Jubaland ayaa noqotay dowlad goboleedkii u horreeyay ee soo dhoweeya Shirka uu shalay iclaamiyay madaxweyne Farmaajo kaas oo dhexmari madaxda… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheeegaya halkaas lagu xiray dad ka qayb-galay kulamo looga horjeedo… Sii akhri