Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo safar dhulka ah ku tegay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa haatan safar dhulka ah ku tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta… Sii akhri

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Madaxweyne Deni oo sababo Amni uga degay magaalada Cadaado

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa Galabta ka degay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, kadib markii… Sii akhri

Madaxweyne Biden iyo Jamhuuriga oo raadinaya heshiis

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Aqalka Cad iyo koox ka mida Sanator ah oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka ayaa Isniintii wada yeeshey kulan… Sii akhri

Ciidanka Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Ciidanka Xoogga Puntland ee loo yaqaan PSF, ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ka fuliyeen degaanka Dolqooxle, oo ka tirsan… Sii akhri

Deni iyo Axmed Madoobe oo ku wajahan Dhuusamareeb

Posted on February 2, 2021February 2, 2021 by News Office

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, ayaa maanta oo Talaado ah ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug, halkaas oo… Sii akhri

Shil khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe

Posted on February 1, 2021February 2, 2021 by News Office

Laba ruux oo midkood dumar tahay ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ku dhaawacmeen, shil gaari oo duhurnimadii maanta ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Dhuusamareeb

Posted on February 1, 2021February 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta ka degay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray Dhuusamareeb

Posted on February 1, 2021February 1, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug halkaa soo uu… Sii akhri

Khamri fara badan oo lagu burburiyay Garoowe

Posted on February 1, 2021February 1, 2021 by News Office

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal, ayaa maanta oo Isniin ah duleedka waqooyi ee caasimadda Garoowe ku burburiyay in ka badan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la yeeshay Siyaasiyiinta iyo Bulshada Rayidka Puntland

Posted on February 1, 2021February 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Kulan Wada-tashi ah oo ku saabsan Arrimaha Siyaasadeed ee Soomaaliya wuxu la yeeshay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close