Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Booliiska magaalada Garoowe oo sheegay in ay xalay ka hortageen dhacdo fool-xun

Ciidanka Booliiska Gobolka Nugaal, ayaa shaaciyay in ay xalay ka hortageen dhacdo fuul-xun oo gabar dhalinyaro ah ku doonaysay in… Sii akhri

Posted on February 5, 2021February 5, 2021 by News Office

Ciidamada dowladda oo laayay xubno ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku qaaday Dhuusamareeb

Posted on February 5, 2021February 5, 2021 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa sheegay in ay xalay hawlgal qorshaysan ku dileen xubno ka… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb

Posted on February 4, 2021February 4, 2021 by News Office

4 February 2021 Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamku waxay soo dhoweynayaan kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha… Sii akhri

Wasiir Jamaal oo kulan gaar ah la qaatay Madaxa cusub ee Iskaashiga horumarinta Finland u qaabilsan Soomaaliya

Posted on February 4, 2021February 4, 2021 by News Office

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa cusub ee Iskaashiga horumarinta Finland u… Sii akhri

Golaha Midowga Murashixiinta oo war ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb

Posted on February 4, 2021February 4, 2021 by News Office

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa mar kale maanta baaq ka soo saaray Shirka madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka uga… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay Hindise-sharciyeedka diiwan-gelinta Codbixiyaasha

Posted on February 4, 2021February 4, 2021 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay Hindise-sharciyeedka diiwaan-gelinta Codbixiyaasha Puntland, oo maalmo ka hor loo gudbiyay Golaha.… Sii akhri

Shilinka Somaliland oo laga hirgelinayo Laascaanood

Posted on February 4, 2021February 4, 2021 by News Office

Xukuumadda Somaliland, ayaa bilowday Qorshe ku saabsan in Shilinka Somaliland laga hirgeliyo magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, kadib markii… Sii akhri

Sarriflayaal badan oo lagu xiray Boosaaso

Posted on February 4, 2021February 4, 2021 by News Office

Ciidanka Booliiska Gobolka Bari, ayaa xabsiga dhigay qaar kamid ah Sarriflayaasha magaalada Boosaaso, oo sida la sheegay qiima saa’id ah… Sii akhri

Magaalooyin ka tirsan Puntland oo ciidamo lagu daadiyay si loo socod-siiyo Shilin Soomaaliga

Posted on February 3, 2021February 3, 2021 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ayaa saaka oo Arbaco ah lagu amray in ay tallaabo adag ka qaadaan cid kasta oo diida… Sii akhri

Indha-cadde oo sheegay in Al-shabaab aysan dilin Gen. Galaal

Posted on February 3, 2021February 3, 2021 by News Office

Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde), oo wareysi siiyay idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho, ayaa ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close