Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo ka hadlay heshiiska DP World

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa khudbaddiisi maanta ee Baarlamanka kaga hadlay heshiiska DP World ee dekedda Boosaaso. Madaxweyne Deni,… Sii akhri

Posted on June 15, 2021June 15, 2021 by News Office

Madaxweyne Deni oo furay Kal-fadhiga 48-aad ee Baarlamanka Puntland

Posted on June 15, 2021June 15, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhigga 48-aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland. Khudbaddiisa Dastuuriga ah wuxuu Madaxweyne… Sii akhri

Guux ku saabsan mooshin oo ka jira Baarlamanka Puntland

Posted on June 15, 2021June 15, 2021 by News Office

Iyadoo uu maanta furmayo Kal-fadhiga 48-aad ee Baarlamanka Puntland, ayaa waxa soo baxaya guux ku saabsan abaabulka mooshin ka dhan… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amniga Qaramada Midoobay u gudbisay Qoraal ka dhan ah Kenya

Posted on June 15, 2021June 15, 2021 by News Office

Safiirka Somaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha… Sii akhri

Kal-fadhiga 48 aad ee Baarlamanka Puntland oo maanta furmaya

Posted on June 15, 2021June 15, 2021 by News Office

Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Puntland, ayaa sida qorshaysan maanta oo Talaado ah ka furmaya xarunta Baarlamanka ee Caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo hay’adda CARE International oo kala saxiixday mashruuc waxbarasho

Posted on June 15, 2021June 15, 2021 by News Office

Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo hey’adda CARE International ayaa kala saxiixday mashruuca wax Bar… Sii akhri

Guddi ka tirsan Baarlamanka Puntland oo warbixin ka dhegeystay mas’uuliyiinta Waxbarashada

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by News Office

Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka Baarlamanka Puntland ayaa kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Dawladda Puntland. Wasiirka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo la kulmay wefdi ka socda hay’adda laanqayrta cas

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Hay’adda laanqayrta cas ee ICRC. Wefdiga… Sii akhri

Kiiska isku daygii afgambi ee Jordan oo lugaha la galay Sacuudi Carabiya

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by News Office

Amiir Hamzah-ha Jordan ayaa doonayey inuu afgamabiyo walalakiis boqor Cabdallaha Labaad, isaga oo taageero ka helaya Sacuud Carabiya, sida lagu… Sii akhri

Howlgalka Qaramada Midoobay oo lagu eedeeyay faragelin ay ku hayaan Liibiya

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by News Office

Golaha Hirgalinta iyo Ansixinta Dastuurka Liibiya ayaa howlgalka Qaramada Midoobay waxay ku eedeeyeen inuu jabiyey khariidada waddanka iyo arrimaha madax… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close