Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Turkiga oo lagu amaanay martigelinta Qaxootiga

Wakiilka Qaramada Midoobay e hay’adda qaxootiga ayaa sheegay in Turkigu uu marti-geliyo qoxootiga ugu badan adduunka Philippe Leclerc, oo ah… Sii akhri

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by News Office

Kim Jong Un oo ka deyriyay xaaladda dalkiisa

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by News Office

Hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un ayaa ka deyriyey xaaladda cunta-yarida ka jirta dalkiisa, sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda.… Sii akhri

Dowladda Norway oo dib u hawl-gelinaysa safaaradeeda Soomaaliya

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by News Office

Wasiir dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku qaabilay magaalada Muqdisho, Safiirka Norway ee Soomaaliya, Marwo.… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan Casho ah la yeeshay Ganacsatada

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay Ganacsatada Puntland. Sida lagu sheegay war ka… Sii akhri

University of Boosaaso iyo IUIU oo si wadajir ah u daah-furay Shahaadada heerka labaad ee Master Degree

Posted on June 16, 2021June 17, 2021 by News Office

Jaamacadda Islamic University in Uganda (IUIU) iyo jaamacadda University of Boosaso, ayaa si wadajir ah u daah-furay laba barnaamij oo… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay qabsatay Taliskii Al-shabaab ee Gobolka Bari

Posted on June 16, 2021June 16, 2021 by News Office

Ciidanka PMPF ee Puntland, ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Taliskii Al-shabaab ku lahayd Buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari.… Sii akhri

James Swan oo maanta la kulmaya Madaxweyne Qoor Qoor

Posted on June 16, 2021June 16, 2021 by News Office

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Arbaco ah ku wajahan magaalada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo isbitaalka ku booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho

Posted on June 16, 2021June 16, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho. Ra’iisul… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirka Ingiriiska

Posted on June 16, 2021June 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka dowlada Ingiriiska… Sii akhri

Israel oo mar kale duqaysay marinka GAZA

Posted on June 16, 2021June 16, 2021 by News Office

Israel ayaa sheegtay inay bilowday duqeymo dhanka cirka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyada Xamaas ee marinka Gaza, ka dib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close