Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wadaad mayal adag oo ku guulaystay madaxweynaha waddanka Iran

Ebrahim Raisi oo ah wadaad mayal adag ayaa maanta oo Sabti ah la shaaciyay  in uu ku guuleysanayo doorashadii madaxtinimada… Sii akhri

Posted on June 19, 2021June 19, 2021 by News Office

Garoowe: Beel qaaddacday magacaabid uu sameeyay Madaxweynaha Puntland

Posted on June 19, 2021June 19, 2021 by News Office

Mid kamid ah Beelaha Gobolka Nugaal, ayaa si adag u qaaddacday magacaabid uu sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Beesha… Sii akhri

Itoobiya oo diiday in ay la macaamisho wakiilka Midowga Reer Yurub

Posted on June 19, 2021June 19, 2021 by News Office

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday diidmadeeda ku aadan la macaamilka ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Itoobiya, kadib… Sii akhri

Duqa caasimadda Garoowe oo amar ku bixiyay in xoolaha laga saaro magaalada

Posted on June 19, 2021June 19, 2021 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe, Axmed Siciid Muuse, ayaa amar ku bixiyay in laga bilaabo maanta oo Sabti ah Garoowe laga saaro… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Posted on June 19, 2021June 19, 2021 by News Office

Burcad hubeysan oo u dhashay waddanka Koonfur Afrika, ayaa xalay degaan ka tirsan Gobolka Limpopo ee dalkaas ku dilay muwaadin… Sii akhri

Madaxweynaha Nigeria oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah kooxda Boko Haraam

Posted on June 19, 2021June 19, 2021 by News Office

Madaxweynaha waddanka Nigeria Muhammadu Bukhari ayaa ku baaqay in ciidamada dalkiisa ay isku diyaariyaan dagaal ka dhan ah  kooxda Boko… Sii akhri

Wasiirada Arrimaah Dibada Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ku kulmay magaalada Antalya

Posted on June 19, 2021June 19, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa dhiggiisa  waddanka Azerbaijan Jeyhun Bayramov kula kulmay Magaalada Antalya ee… Sii akhri

Taliye ku dhaawacmay qarax ka dhacay degaanka Biya-cadde ee Gobolka Shabeelada dhexe

Posted on June 18, 2021June 18, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Biya-cadde, oo ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya, in qarax xooggan lagu weeraray saldhig Milatariga… Sii akhri

Milatariga Soomaaliya oo sheegtay in ay dileen horjooge iyo dagaallamayaal ka tirsan Shabaab

Posted on June 18, 2021June 18, 2021 by News Office

Taliska Milatariga Soomaaliya, ayaa laga soo xigtay in ay saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ku dileen horjooge sare oo… Sii akhri

Galmudug oo gudbiyay liiska xubnaha la beddelay ee guddiyada arrimaha doorashooyinka

Posted on June 17, 2021June 17, 2021 by News Office

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble u gudbiyay liiska xubnaha laga beddelay guddiga doorashooyinka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close