Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay dhismaha Isbitaalka guud ee Garoowe oo hab casri ah loo dhisayo

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhagax-dhigay dib udhis iyo dayactir lagu samaynayo si casri ahna loo dhisayo… Sii akhri

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Ambassador Sureer Abshir Muuse oo lagu soo dhoweeyay Garoowe

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Ambassador Sureer Abshir Muuse oo ka timid dalka dibaddiisa ayaa maanta lagu soo dhoweeyay caasimadda Garoowe. Amb. Sureer waxa duleedka… Sii akhri

Puntland: Goorma la soo bandhigaya liiska codbixiyaash doorashooyinka hordhaca ah?

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ee (TPEC) ayaa maanta  shaaciyay wakhtiga ay soo bandhigayaan Liiska hordhaca ah ee codbixiyaasha degmooyinka Qardh, Eyl… Sii akhri

Milatariga Soomaaliya oo hawlgal ku dilay dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ku sugan degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa howlgal ku dilay ilaa 15 ka tirsan Alshabaab… Sii akhri

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomalaiya Mohamed Abdirizak, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu. War… Sii akhri

Xisbiga Waddani oo ku guulaystay Maayirka degmada Laascaanood

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Xubnaha Golaha Degaanka degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo ka kooban 13 xubnood, ayaa Saaka Maamul cusub u doortay… Sii akhri

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo si adag u cambaareeyay af-duubka lagu hayo Soomaalida ku nool Kenya

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Xildhibaan Yuusuf Xasan, oo laga soo doorto degmada Kamukunji, ayaa si adag u cambaareeyay dhacdooyinka af-duubka ah iyo dilalka ah… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo la qaatay Bulshada degmada Waajid

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan degmada Waajid ee Gobolka Bakool ,ayaa kulan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Israa’iil oo gubay dikumiintiyo sir ahaa

Posted on June 20, 2021June 20, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaarahii hore ee Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa la sheegay in uu gubay dikumiintiyo sir ahaa oo xafiiskiisa yaalay. Matxafka… Sii akhri

Boqor Burhaan oo si adag uga horyimid Xeerka Puntland ku mamnuucday Gudniinka Gabdhaha

Posted on June 19, 2021June 19, 2021 by News Office

Boqor Burhaan Boqor Muuse, oo Galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar, ayaa si adag uga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close