Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dilal ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne

Dabley hubaysan ayaa xalay Aargada Dayniile ku dilay Guddoomiyihii waaxda Kurdamac ee degmada Dayniile Cabdi Cabdulle Cismaan (Cabdi Juge). War… Sii akhri

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

Dowladda Libya oo siideysay muhaajiriin Masaari ah

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

90 qof oo Masaari ah oo ku xirnaa Xarunta lagu xiro Shisheeyaha Sharci-darada ku jooga dalka Libiya ayaa ugu dambeyn… Sii akhri

Puntland oo shaacisay wakhtiga la kordhinayo mushaharka Shaqaalaha dowladda

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shaacisay, in bisha Agoosto ee sannadkan si rasmiya mushahar kordhin loogu samaynayo shaqaalaha kala duwan ee dowladda.… Sii akhri

Dowladdii Sweden oo la riday

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Dowladdii Sweden ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii ugu horreeyey dalka ee waaya codka… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Safiirka Itoobiya

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Safiirka cusub dowladda  Itoobiya u soo magacowday Soomaaliya… Sii akhri

Dadweynaha Itoobiya oo doorasho u dareeray

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Dadweynaha Itoobiya ayaa safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta doorashooyinka si ay uga dhiibtaan codkooda doorashadii lixaad ee baarlamaanka iyo… Sii akhri

Qaxooti gaaraya 80 Qoys oo soo gaaray magaalada Boosaaso

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Magaalada Boosaaso, waxa xalay soo gaaray Qaxooti Yemeniyiin ah, oo ay weheliyaan dad Soomaaliyeed oo dalka dib ugu soo laabtay,… Sii akhri

Dowladda hoose ee Garoowe oo bilowday hawlgal ariga looga saarayo magaalada

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Dowladda hoose ee degmada Garoowe, ayaa xalay bilowday hawlgal ariga looga saarayo xaafadaha caasimadda. Shaqaalaha iyo ciidanka dowladda hoose, ayaaa… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddiga Amniga doorashooyinka

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay guddiga Amniga doorashada, kuwaas oo ka qeyb qaadan doona sugida… Sii akhri

Toogasho Xalay Ka Dhacday Caasimadda Jarmalka

Posted on June 21, 2021June 21, 2021 by News Office

Ugu yaraan 3 qof ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Is-rasaasayn saqdii dhexe ee xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close