Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: 18 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab oo maanta xukun kama dambays ah lagu ridayo

Maxkamadda sare ee Ciidamada dowladda Puntland, ayaa sida qorshaysan maaanta magaalada Galkacyo kaga dhawaaqaysa xukunka kama dambaysta ah ee 18… Sii akhri

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by News Office

Khasaare ka dhashay dab xooggan oo xalay qabsaday suuqa weyn ee Boosaaso

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by News Office

Maamulka iyo Shacabka magaalada Boosaaso, oo iskaashanaya ayaa xalay ku guulaystay in la demiyo dab xooggan oo ka kacay suuqa… Sii akhri

Madaxweyne Biixi oo ka shaqeeyay in Soltelco u tanaasulo Cabdikariim Axmed Mooge

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Biixi Cabdi ayaa xalay kulan isugu yeeray maayirkii hore ee magaalada Hargeisa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo murashaxa… Sii akhri

Wasiirka Amniga Jubaland oo booqday furimaha dagaalka Jubada Hoose

Posted on June 14, 2021June 14, 2021 by News Office

Wasiirka Amniga Dawlad Goboleedka Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) ayaa kormeer uu ugu kuur galayay xaaladda iyo habsami u… Sii akhri

Guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo la kulmay xubno ka socda Qaramada Midoobay

Posted on June 13, 2021June 13, 2021 by News Office

Guddiga farsamada Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa la kulmay kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan taageerada arrimaha doorashooyinka. Guddiga ayaa… Sii akhri

Yosi Cohen oo qirtay in Israel ka dambaysay weeraro lagu qaaday Iran

Posted on June 13, 2021June 13, 2021 by News Office

Madaxii hore ee sirdoonka Israel ee Mossad ayaa si cad u qirtay in dowladda Israel ka dambaysay weeraro lagu qaaday… Sii akhri

Deni oo u baahan in uu tallaabo deg deg ah qaado si uu uga baaqsado buuq kaga yimaada Baarlamanka

Posted on June 13, 2021June 13, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xilka hayay mudda ku dhow laba sanno iyo bar, wuxu ka soo gudbay marxalado… Sii akhri

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Koonfur Galbeed oo Al-shabaab ku biiray

Posted on June 13, 2021June 13, 2021 by News Office

Al-shabaab ayaa sheegtay in uu dagaallamayaashooda ku biiray sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Warbaahinta Al-shabaab… Sii akhri

Soomaaliya oo Kenya ka codsatay in dib loo hawl-geliyo safaaradaha labada dal

Posted on June 13, 2021June 13, 2021 by News Office

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Kenya ugu baaqday in ay furto Safaaradeeda Soomaaliya islamarkaana ay soo celiso xariirkii Diplumaasadeed… Sii akhri

Duqayn dad lagu laayay oo ka dhacday magaalada AFRIN

Posted on June 13, 2021June 13, 2021 by News Office

Hawl-wadeeno Caafimaad iyo Bukaan ayaa lagu dilay Duqeyn Madaafiic ah oo lala eegtay Isbitaal ku yaalla Degmadda AFRIN ee Waqooyiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close