Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xog: Deni oo riixaya in dad ka tirsan maamulkiisa ay ka mid noqdaan Baarlamanka Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dadaal xooggan ku bixinaya in dad ka tirsan maamulkiisa ay ku soo baxaan doorashada… Sii akhri

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by News Office

Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta ku wajahan Garoowe

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by News Office

Wefdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee… Sii akhri

Dab xooggan oo ka kacay xarun warshadeed oo ku taalla Garoowe

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by News Office

Dab xooggan ayaa qabsaday xarunta warshadda Isbuunyada ee Tabaarak ay ku leedahay magaalada Garoowe. Dabkan oo goor dhowayd qabsaday xarunta… Sii akhri

Badmaxiin Lagu Dilay Weerar Lala Beegsaday Markab Shidaal

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by News Office

2 shaqaale ayaa lagu dilay weerar lala beegsaday Markab nooca Shidaalka qaada oo marayey meel ka baxsan Xeebaha dalka Cummaan.… Sii akhri

Kaymo ku yaalla Turkiga oo maalintii sadexaad gubanaya

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by News Office

Kaymo ku yaal dalka Turkiga ayaa gubanaya, kumanaan Kooxo dab demis ah ayaa la tacaalaya dabka, maalintii saddexaad. Ilaa hadda… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo xilka qaadis sameeyay

Posted on July 30, 2021July 30, 2021 by News Office

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday saldhiga Booliska degmada jowhar Dhamme Maxamed Siyaad Cali… Sii akhri

Dagaal ka socda Gobolka Amxaarada dalka Itoobiya

Posted on July 30, 2021July 30, 2021 by News Office

Dagaal culus ayaa laga soo sheegayaa gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Ciidamada federaalka iyo sidoo kale ciidamada gobolka Amxaarada ayaa… Sii akhri

Geri-koombe: Halkii kursi aan ku lahayn Aqalka sare Deni iyo Axmed Madoobe baa boobay

Posted on July 29, 2021July 29, 2021 by News Office

Ugaaska guud ee Beesha Geri-koombe, Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sheegay in Beeshiisu… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda Ingiriiska

Posted on July 29, 2021July 29, 2021 by News Office

Ra’isul Waaaaraha Xukuumadda, Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee waddanka Britain Dominic Raab. War ka… Sii akhri

Xubnihii u horreeyay Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya oo maanta Kismaayo lagu doortay

Posted on July 29, 2021July 29, 2021 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay xubnihii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.  Kursiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close