Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Deni: Waxan rabnaa in Garoowe noqoto xarunta dhaqaalaha iyo siyaasada Soomaaliya

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in caasimadda Garoowe uu dhowaan ka furmi doono shir ku saabsan Bankiyada… Sii akhri

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by News Office

Puntland oo 7 Malyan oo Dollar ku dhisaysa jidadka burbursan

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday Heshiiska Dayactirka Wadooyinka Puntland oo ku kacaya $7.4 Million oo… Sii akhri

Deni: qof kasta wuxu rabaa in uu maalin kaliya guri iyo gaari ku iibsado

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u dhaliilay dadka doonaya in ay maalin ku taajiraan markii xil loo… Sii akhri

Dagaal culus iyo duqaymo ka socda Koonfurta Gobolka Mudug

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by News Office

Dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Daraawiishta Galmudug oo dhinac ah iyo dagaallamayaasha Al-shabaab ayaa ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee Bankiga dowlada

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga dowladda Puntland. Bangiga waxaa dhistay dowladda… Sii akhri

Xiisad weli ka taagan degaanka SAAX-MAYGAAG

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by News Office

Dhinacyadii maalmo ka hor ku dagaallamay degaanka SAAX-MAYGAAG ayaa weli isku horfadhiya halkaas. Labada dhinac ayaa diiddan in ay u… Sii akhri

Munaasabadda 1-da Agoosto oo Puntland laga xusayo

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by News Office

Maanta oo ku beegan 1-da Agoosto 2021, waxa 23 sano ka soo wareegtay markii la as’aasay dowladda Puntland 1998-dii. Puntland… Sii akhri

Mas’uul ka tirsan Somaliland oo xalay lagu dilay Laascaanood

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by News Office

Mas’uul sare oo ka tirsan guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa xalay lagu dilay  magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Guddoomiyihii guddiga… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Oo Kulan La Yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka

Posted on August 1, 2021August 1, 2021 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka ee Baarlamanka. Guddiga doorashooyinka… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Minnesota oo si weyn loogu soo dhoweeyay Garoowe

Posted on July 31, 2021July 31, 2021 by News Office

Xildhibaan Maxamuud Nuur, oo ka tirsan Baarlamanka Gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka, ayaa maanta oo Sabti ah si weyn loogu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close