Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Taliye ka tirsan Somaliland oo ku dhintay dagaal ka dhacay Gobolka Sool

Wararka ka imaanaya degmada Xuddun ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas dagaal ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo Cabtooy hubaysan.… Sii akhri

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Rooble oo qaabilay Taliyaha ciidanka Lugta Uganda

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidammada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba. Gen. Muhorzi… Sii akhri

Xisbiga Angela Merkel oo looga guulaystay doorashada Jarmalka

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Xisbiga Dimuqraadiga bidixda dhexe ee dalka Jarmalka ayaa si dirqi ah ugu guuleystay doorashooyinkii federaalka ee ka dhacay dalkaasi, iyagoo… Sii akhri

Al-shabaab oo qarax ku laayay askar ka tirsan Ciidanka Kenya ee Gobolka Lamu

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, ayaa sheegaya in halkaas qarax culus lagula eegtay ciidamo ka tirsan Kenya.… Sii akhri

Wasiir Jamaal: Aniga iyo madaxda Puntland laba qodob baan isku-haynaa

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo xalay su’aalo lagu weydiiyay kulan ka qabsoomay caasimadda Garoowe ayaa ka… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay xiisad ka dhex jirta Sudan iyo Ethiopia

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Militariga Sudan ayaa sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.… Sii akhri

Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo dib u dhac uu ku yimid

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo sheegay in Farmaajo iyo Fahad maleegayaan shirqool iyo dhaqdhaqaaq ciidan

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by News Office

Golaha Midowga Murashixiinta Muqdisho ayaa qaswadayaal ku tilmaamay madaxweyne Farmaajo iyo Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Bayaan… Sii akhri

Deni oo qaabilay guddiga u qareema Qoondada Haweenka ee Baarlamanka dalka

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay guddiga u qareemayasha Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay… Sii akhri

Taalibaan oo wiishash suray maydadka dad ay laayeen

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by News Office

Kooxda Taalibaan ayaa barxad ku taal magaalada Herat ee waddanka Afghanistan ku soo bandhigay maydadka dad ay laayeen oo wiishash… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close