Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Sarkaal ka tirsan hay’adda PMPF oo lagu dilay magaalada Garoowe

Sarkaal ka tirsan hay’adda PMPF ee Puntland oo lagu magacaabi jiray Bootaan Maxamed Bootaan ayaa xalay lagu dilay duleedka caasimadda… Sii akhri

Posted on September 30, 2021September 30, 2021 by News Office

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo saaka duqaymo culus ka fuliyay Gobolka Gedo

Posted on September 29, 2021September 29, 2021 by News Office

Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya ayaa saaka oo Arbaco ah duqaymo culus ka fuliyay tuulooyin iyo dhul miyi ah oo ka… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kenya oo iska kaashanaya isu-socodka iyo duulimaadyada

Posted on September 29, 2021September 29, 2021 by News Office

Wasiirka Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Danjire… Sii akhri

Doorashada xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Somaliland oo maanta ka dhacaysa Muqdisho

Posted on September 29, 2021September 29, 2021 by News Office

Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta… Sii akhri

Turkiga oo ballan-qaad horleh u sameeyay Soomaaliya

Posted on September 29, 2021September 29, 2021 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya Senetor Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku qaabilay xafiiskiisa u qeybsanaha arimaha Ciidanka Dowladda Turkiga ee… Sii akhri

Mahdi Guuleed oo sheegay in Cabdi Xaashi lala tartami doono

Posted on September 28, 2021September 28, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa muujiyay in malxiis siyaasadeed oo la tartama loo soo helay guddoomiyaha… Sii akhri

Soomaaliya oo sheegtay in ay garab taagantahay Suudaan oo muran xoogan kala dhexeeyo Itoobiya

Posted on September 28, 2021September 28, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo taageero garab istaag u ah u muujiyay Suudaan, uguna baaqay Jaamacadda Carabta in ay oofiso… Sii akhri

Madaxweynaha Tanzania oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka Soomaaliya

Posted on September 28, 2021September 28, 2021 by News Office

Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday Tanzania Sahra Cali Xasan, ayaa warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo  ku wareejisay Madaxweynaha dalkaasi  Samia Suluhu… Sii akhri

Rai’sul wasaaraha Israa’iil oo hanjabaad u jeediyay dalka Iran

Posted on September 28, 2021September 28, 2021 by News Office

Raysalwasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa u sheegay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay in barnaamijka nukliyeerka Iiraan uu ka tallaabay dhammaan… Sii akhri

Puntland: Hay’adda wadooyinka oo eedayn culus u jeedisay qaar kamid ah wasaaradaha dowladda

Posted on September 27, 2021September 27, 2021 by News Office

Guddoomiyaha hay’adda waddooyinka Puntland ee PHA, Cabdulqaadir Cali Xirsi ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhammaan dhaqaalihii hay’addaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close