Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xiisad dagaal oo ka taagan degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud

Xiisad dagaal iyo hub urursi u dhexeeya laba beelood, ayaa saaka ka aloosan degaanka Xananbuurre oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.… Sii akhri

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by News Office

Dowladda Kenya oo diyaarado ku duqaysay dad rayid ah oo ku nool Gobolka Gedo

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by News Office

Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya ayaa xalay duqaymo culus ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya sida laga… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo Falastiniyiin ku laayay daanta Galbeed

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by News Office

Ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah ayay ciidanka Israa’iil ay ku dileen aagga Jenin iyo Qudus ee Daanta Galbeed ee la… Sii akhri

Kenya: Ganacsiga degmada Wajeer oo maalintii saddexaad xiran

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by News Office

Dhammaan goobaha ganacsiga degmada Wajeer ee Gobolka waqooyi bari waddanka Kenya ayaa maalintii saddexaad xiran kadib markii ganacsatadu ka carootay… Sii akhri

Ruushka oo ka hadlay aqoonsiga Taalibaan

Posted on September 26, 2021September 26, 2021 by News Office

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa Sabtidii sheegay in aqoonsi Dowladnimo oo Taaliban la siiyaa  ​​uusan hadda ahayn… Sii akhri

Daalibaan oo ku dhawaaqay hirgelinta xukuno gacan-gayn iyo dilal isu’gu jira

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by News Office

Horjoogahii ilaalada Xabsiyada ee Daaliban ayaa sheegay in ciqaab isugu dil iyo gacan goyn ay ka bilaaban doonaan Afghanistan. Ninkan… Sii akhri

Shir ku saabsan Amniga Gobolka Bari oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by News Office

Shir looga hadlayay amniga gobolka bari ayaa lagu qabtay magaalada Boosaaso, kaas oo ay ka qeyb galeen saraakiisha ciidamada amniga… Sii akhri

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by News Office

Qarax culus ayaa maanta ka dhacay Isgooska Ceel-Gaabta ee magaalada Muqdisho, gaar haanna bar kontarool oo laga ilaaliyo madaxtooyada Soomaaliya.… Sii akhri

Foolkaano ka qarxay Jaziirad ku taal dalka Spain oo khasaare sababay

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by News Office

Qaar ka mid ah Shirkadaha diyaaradaha ayaa baajiyey ilaa 30 duulimaad Jimcihii kuwaas oo ay ku tegi jireen jasiiradaha Spain… Sii akhri

Dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya oo loo gudbiyay maxkamadda danbiyada dagaalka ee ICC

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by News Office

Urur ay ku midaysan yihiin qareenno Soomaaliyeed, oo ka dhisan magaalada Melbourne ee waddanka Australia, ayaa sheegay in ay dacwad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close