Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish oo lagu qabtay Boosaaso

Cutubka la-dagaallanka Argagixisada u qaabilsan ciidanka PMPF ee Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay magaalada Boosaaso ku qabtay xubno ka… Sii akhri

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by News Office

Mahadaay: Ciidamo ka tirsan AMISOM oo qarax lagu laayay

Posted on September 25, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellada dhexe, ayaa sheegaya in halkaas qarax khasaare gaystay lagula beegsaday ciidamo ka… Sii akhri

Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay madaxda Hirshabeelle

Posted on September 25, 2021September 25, 2021 by News Office

Khilaaf xooggan ayaa la xaqiijiyay in uu  ka dhex qarxay madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa, Yuusuf… Sii akhri

Xasan Abgaal oo ka walaacsan xaalada urur siyaasadeedka KAAH

Posted on September 24, 2021September 24, 2021 by News Office

Warar madax-bannaan ayaa xaqiijinaya, in wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Abgaal, uu cabsi xooggan ka qabo in urur siyaasadeedka KAAH looga… Sii akhri

Fiqi: Farmaajo waa quustay kursigana Rahmad buu ku fadhiya

Posted on September 24, 2021September 24, 2021 by News Office

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa madaxweyne Farmaajo ku tilmaamay mid ka quustay soo laabasho sidaas darteedna doonaya in… Sii akhri

Galmudug oo Villa Somali ku eedaysay fashilinta Wada-hadalkii Farmaajo iyo Rooble

Posted on September 24, 2021September 24, 2021 by News Office

Waan-waantii laga dhex-waday madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble ayaa fashil ku dhammaatay sida laga soo xigtay madaxtooyada Galmudug. Wasiiru-dowlaha… Sii akhri

Dayac-tir lagu samaynayo Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on September 24, 2021September 24, 2021 by News Office

Wasiirka Wasaaradd Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Farax ayaa ka qaybgalay Kulan ay  Martigelisay Shirkadda Favori… Sii akhri

Maxaa ka jira in Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya lagu xannibay Garoowe?

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by News Office

Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo maanta soo gaaray magaalada Garoowe ayaa u sii gudbay dhinaca degmada… Sii akhri

Pakistan oo xusul duub ugu jirta sidii caalamku u aqoonsan lahaa Taliban

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by News Office

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Pakistan Shah Maxamuud Qureshi ayaa sheegay in dunida looga baahan yahay in ay u dul qaadato… Sii akhri

Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by News Office

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah oo xalay ka dhacay tuulo lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close