Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Faransiiska iyo Mareykanka oo ka hadlay xalka khilaaf cusub oo u dhaxeeya

Faransiiska iyo Mareykanka ayaa dadaal u galay sidii loo soo afjari lahaa khilaaf soo billowday todobaadkii hore,ka dib markii dalalka… Sii akhri

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by News Office

Dhul-gariir ka dhacay waddanka Australia

Posted on September 23, 2021September 23, 2021 by News Office

Dhul gariirka oo halbeegiisu lagu sheegay 5.9 Rector Scale, oo laga dareemay magaalada Melbourne ee Caasimadda u ah Gobalka Victoria… Sii akhri

Horseed oo si adag uga digay in la qabyaaladeeyo doorashada golayaasha degaanka Puntland

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Urur siyaasadeedka Horseed, oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud (Faroole), ayaa si adag… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dhagax-dhigay dayac-tirka Laamiga Garoowe iyo Laascaanood

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta dhaggax dhigay dib-u-dayactirka 40km oo ka mid ah Wadada Isku… Sii akhri

Somaliland oo Beesha Caalamka u gudbisay cabasho ka dhan ah arrimaha doorashada Soomaaliya

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Xukuumadda Somaliland ayaa Beesha Caalamka ku wargelisay in aysan qayb ka-ahayn arrimaha doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya. Somaliland ayaa uga digtay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kuwait Dr; Axmad… Sii akhri

Saraakiil loo xir xiray Afgambigii fashilmay ee ka dhacay dalka Sudan

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Afhayeenka Golaha KMG ee haya Talada dalka Sudan, Maxamed Al-Faki Suleymaan ayaa xaqiijiyey in inta badan Saraakiishii ku lugta lahaa… Sii akhri

Maraykanka oo heshiis ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya waqooyiga Itoobiya

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa ku boorineysa dowladda Itoobiya, jabhadda TPLF, iyo kooxaha kale ee dagaallamaya inay soo afjaraan colaadda ka taagan… Sii akhri

Jadwalka doorashada Aqalka sare ee Gobollada waqooyi oo la shaaciyay

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Guddiga doorashada gobollada waqooyi ee Somaliland, ayaa xalay shaaciyay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Somaliland. Sida… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad u jeediyay Golaha guud ee Qaramada Midoobay

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close