Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shir ku saabsan Amniga oo Boosaaso lagu qabtay

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta kulanka amniga la qatay Taliyahasha Saldhigyada iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha… Sii akhri

Posted on September 22, 2021September 22, 2021 by News Office

Liiska musharraxiinta Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi oo la soo gudbiyay

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wareejiyay liiska musharraxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi… Sii akhri

Koonfur Galbeed iyo AMISOM oo Amniga ka wada-hadlay

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by News Office

Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Gaashanle Sare Amiin Maxamed Cusmaan (Daruur) ayaa shir gudoomiyey Shirka Guddiga… Sii akhri

Afgambi Fashilmay oo ka dhacay dalka Sudan

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by News Office

Xukuumadda Dalka Suudaan ayaa xaqiijisay inuu Fashilmay isku day inqilaab oo Saaka ka dhacay dalkaas. Warbaahinta Qaranka Suudaan ayaa baahisay… Sii akhri

Dowladda Mareykanka oo farriin u dirtay Farmaajo iyo Rooble

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by News Office

Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa ka digtay in khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed… Sii akhri

Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka shiray Amniga doorashooyinka

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by News Office

Wasaaradda Amniga Puntland iyo madax ka socota Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee (UNSOM), ayaa shir gaar ah ku… Sii akhri

Fahad Yaasiin oo saaka diyaarad khaas ah gaysay Muqdisho

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by News Office

Agaasimihii hore ee hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo muddooyinkan joogay waddanka Turkiga, ayaa… Sii akhri

Galmudug oo maamul cusub u magacowday degmada Caabudwaaq

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maamul cusub u magacaabay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, kadib… Sii akhri

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay Arrimaha Waxbarashada

Posted on September 21, 2021September 21, 2021 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa kulan la yeeshay Safiirka Cusub ee… Sii akhri

Maxkamadda ICJ oo go’aan kama dambaysa ah ka gaaraysa dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya

Posted on September 20, 2021September 20, 2021 by News Office

Maxkamadda Caddaalada ee Adduunka ee ICJ ayaa shaacisay in 12-ka bisha soo socota ee October 2021 ay si rasmiya go’aan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close