Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Natiijada hordhaca ah doorashada degmada Ufayn oo la shaaciyay

Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland ayaa shaaciyay Natiijada hordhaca ah ee doorashadii ka qabsoontay degmada Ufayn Haddaba hoose ka… Sii akhri

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Midowga Afrika oo ku baaqay in la sii daayo ra’iisal wasaarihii dalka Suudaan

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Guddoomiyaha  Midowga Africa, ayaa walaac ka muujiyay waddanka Suudaan kadib markii ciidamada Milaterigu la wareegeen xukunka dalka. Guddoomiyaha Africa Muuse Faki… Sii akhri

Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda qarax ka dhacay dalka Uganda

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Ururka Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax ay dad ku dhinteen oo Sabtidii ka dhacay maqaayad ku taalla dalka Uganda. Baarayaasha… Sii akhri

Urur Goboleedka IGAD oo war ka soo saaray xaaladda Suudaan

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Xoghayaha Fulinta Urur Goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan waddanka Suudan. Xoghayaha ayaa si kulul… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo hadal kooban u jeediyay shacabka codaynaya

Posted on October 25, 2021October 25, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo hadal kooban shacabka uga jeediyay Telefishinka dowladda, ayaa ka hadlay sida ay u socoto… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo bogaadiyay doorashada ka socota Puntland

Posted on October 25, 2021October 25, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka iyo dowladda Puntland ku bogaadiyay doorashada hordhaca ee qof iyo… Sii akhri

Milatariga Suudaan oo xiray Ra’iisul wasaarihii dalka iyo mas’uuliyiin kale

Posted on October 25, 2021October 25, 2021 by News Office

Ciidamada milatariga ee Suudaan ayaa xiray dhowr xubnood  oo ka tirsan hoggaanka rayidka ah ee dalkaasi.iyagoo sidoo kale xabsi guri… Sii akhri

Doorashada hordhaca ah oo si habsami leh uga socota degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn

Posted on October 25, 2021October 25, 2021 by News Office

Doorashada hordhaca ah ee qof iyo cod oo saaka ka bilaabatay saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Ufayn ayaa si… Sii akhri

Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada banii’aadani ee dalka

Posted on October 25, 2021October 25, 2021 by News Office

Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika

Posted on October 24, 2021October 24, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close