Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Taalibaan oo xabsiga dhigtay xubna ka tirsan Daacish

Taalibaan ayaa sheegtay in ay xakamaysay halista kooxda Daacish ku haysay dalka Afghanistan. Afhayeenka Taalibaan Zabihullah Mujahid ayaa shir jaraa’id… Sii akhri

Posted on November 12, 2021November 12, 2021 by News Office

Iska hor-imaadyo ciidamada Puntland iyo Al-shabaab ku dhexmaray buuraleyda Af-Urur

Posted on November 11, 2021November 11, 2021 by News Office

Rasaas xooggan ayaa saacado ka hor laga maqlay buuraha dhanka waqooyi kaga beegan tuulada Af- Urur oo ka tirsan Gobolka… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on November 11, 2021November 11, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Hab-maamulka… Sii akhri

Midowga Yurub oo war ka soo saaray Heshiiska Maraykanka iyo Shiinaha

Posted on November 11, 2021November 11, 2021 by News Office

Dadka u Dhaqdhaqaaqa isbadalka cimilada iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska lama filaan ah ee Mareykanka… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ku wajahan magaalada Garoowe

Posted on November 11, 2021November 11, 2021 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda safar aan… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Balcad

Posted on November 11, 2021November 11, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar howleed ku tegay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe.… Sii akhri

Puntland oo amar ka soo saartay buug muran ka dhaliyay baraha bulshada

Posted on November 10, 2021November 10, 2021 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada dowladda Puntland, ayaa ku amartay mac-hadka Islaamiga ah ee Khadiija in aysan dib dambe u isticmaalin buug ku… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shir-guddoomiyay Shirka Guud ee Amniga Puntland

Posted on November 10, 2021November 10, 2021 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Kulanka Amniga Gudaha ee Puntland, oo looga hadlay warbixinta Amniga iyo… Sii akhri

Jacfar: Maxbuuskii dhaqan-celin kadib ku laabtay Al-shabaab

Posted on November 10, 2021November 10, 2021 by News Office

Jacfar oo ka tirsanaa maxaabiistii Shabaab looga qabtay dagaalkii Suuj iyo Garmaal isago aan weli qaan-gaarin oo ay la wareegtay hay’adda… Sii akhri

Duqa caasimadda Garoowe oo sheegay in dan-guud loo aqoonsan doono dhulka aan sharciyeysnayn

Posted on November 10, 2021November 10, 2021 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa sheegay in dhul dan-guud loo aqoonsan doono dhammaan bogcadaha aan laga diiwaan-gelin waaxda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close