Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay bariga Burco

Shilkaas oo dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay degaanka Beer oo dhanka Bari ka xiga magaalada… Sii akhri

Posted on November 14, 2021November 14, 2021 by News Office

Guddiga sare ee warbaahinta Puntland oo maanta shaqa bilaabay

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland oo maanta shaqo billaabay. Madaxweynaha ayaa u… Sii akhri

Galmudug oo dhammaystirtay doorashadii Aqalka sare

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta qabtay doorashada laba xubnood oo ka harsanaa xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamanka dalka Doorasho… Sii akhri

Guriceel: Carruur ku geeriyootay walxo qarxa oo ay ku ciyaarayeen

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka saddex kale… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta lagu wado in uu magacaabo Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Sabti ahTaliye cusub u magacaabo Ciidanka Madaxtooyada Puntland. Taliyihii… Sii akhri

Maraakiibtii u horraysay oo dhowaan si toos ah ugu xiranaya dekedda Garacad

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Maraakiibtii u horraysay ayaa dhammaadka bishaan November la sugayaa in ay ku soo xirtaan dekedda Garacad oo meel geba-gaba maraysa.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Ex. madaxweyne Sheikh Shariif

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo ay… Sii akhri

Doorashada Labada kursi ee u dambeeyay Aqalka sare oo maanta Galmudug ka dhacaysa

Posted on November 13, 2021November 13, 2021 by News Office

 Doorashada Laba kursi oo ka harsan xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Galmudug ayaa maanta ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb.… Sii akhri

Madaxda Garsoorka Soomaaliya iyo Ruwanda oo kulamo yeeshay

Posted on November 12, 2021November 12, 2021 by News Office

Godoomiyaha Maxkamadda sare iyo  Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka oo Ku sugan Dalka Rwanda. ayaa kulamo kala duwan la Yeeshay madaxda hay’addaha… Sii akhri

Myanmar oo xukun ku ridday suxufi Maraykan ah

Posted on November 12, 2021November 12, 2021 by News Office

Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close