Madaxweynaha Lubnaan oo wada hadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka dalka Qatar
Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani. Tamim ayaa u… Sii akhri
Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani. Tamim ayaa u… Sii akhri
Dablay ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar madaafiic ah iyo mid toos ah ku qaaday Saldhigyada Ciidamada Itoobiya… Sii akhri
Agaasimaha hay’adda PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano oo saaka khudbad u jeediyay cutubyo ka tirsan Ciidanka ayaa ku amray in aysan… Sii akhri
Fadhiga 15-aad ee Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland ayaa maanta lagu ansixiyay Wax-ka beddelka Xeerka Rugta Ganacsiga iyo Wershada Puntland. Baarlamanka ayaa… Sii akhri
Xaaladda magaalada Boosaaso ayaa si caadiya ku soo laabatay kadib saddex maalmood oo xiisad colaadeed ka jirtay halkaas. Xarumaha Waxbarashada… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay in dhismaha dekedda Boosaaso la bilaabayo saddexda bilood ee ugu horraysa sannadka 2022. Wasiirka dekedaha iyo… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay shir weyne lagaga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa abaaraha… Sii akhri
Hay’adda PSF ayaa soo bandhigtay askar ka tirsan Ciidamada difaaca Puntland oo sheegay in ay ka soo goosteen dowladda. Sarkaal… Sii akhri
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Puntland ahna duqa degmada Boosaaso Cabdiqani Axmed Ismaaciil (Deera-dile) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada… Sii akhri
Qaar kamid ah Odayaasha degmada Dangoroyo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa ka hadlay Xariga Cabdiraxmaan Axmed Siciid oo lagu… Sii akhri