Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxaa ka soo kordhay xaaladda Boosaaso?

Is-marin-waaga ka dhashay xilka qaadistii Agaasimaha PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa weli ka taagan Boosaaso. Labada dhinac ee muranka u… Sii akhri

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by News Office

Gen. Tuuryare oo sheegay in ay Muqdisho ka wadaan abaabul ciidan oo lagu hor istaagayo doorashada

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by News Office

Taliyii hore ee hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka dowladda Soomaaliya ee NISA Gen. Cabdiraxmaan Tuuryare, oo wareysi siiyay idaacadda Kulmiye ee… Sii akhri

Markabkii u horreeyay oo lagu wado in uu maanta soo gaaro dekedda Garacad

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by News Office

Dekedda Garacad ayaa lagu wadaa in uu maanta ku soo xirto markabkii u horreeyay oo sida Qalabkii dhammaystirka dhismaha dekeddaas.… Sii akhri

Boqor Burhaan oo ka horyimid in Awood Ciidan lagu muquuniyo PSF

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka horyimid in dowladdu Awood Ciidan ku… Sii akhri

Hay’adda PSF oo war ka soo saartay xiisadda Boosaaso

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Hay’adda PSF ayaa shaacisay in aysan awaamiirta dhanka Amniga ka qaadan doonin ciddii shalay la shaqaynaysay Cadowga inkastoo aysan sheegin… Sii akhri

Maxa saaka looga hadlaya Fadhiga Baarlamanka Puntland?

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya Fadhiga 13-aad ee Kal-fadhigooda 49-aad, kaas oo looga doodayo wax-ka beddelka xeerka… Sii akhri

Beeldaaje Ismaaciil oo shir deg deg ah isu’gu yeeray Hogaanka Dhaqanka Gobolka Bari

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin ayaa maanta shir deg deg ah oo ku saabsan Amniga Boosaaso isu’gu yeeray Hoggaanka Dhaqanka iyo… Sii akhri

Mas’uuliyiinta sare ee dalalka NATO oo kulan gaar ah yeelan doona

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Wasiirada arrimaha dibadda ee NATO ayaa ka wada hadli doona arrimaha ammaanka, oo ay ku jiraan dhismaha ciidamada Ruushka ee… Sii akhri

Doorashooyin ka dhacaya Dhuusamareeb iyo Baydhabo

Posted on November 27, 2021November 27, 2021 by News Office

Doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee degaan doorashadiisa tahay Galmudug ayaa Maanta oo sabti ah ka… Sii akhri

Xarigga Weriyaasha Puntland!!

Posted on November 26, 2021November 26, 2021 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ayaa Caawa xabsiga dhigtay suxufi Maxamuud Cabdirisaaq Fantaastik oo kamid ah weriyaasha ka hawlgala magaalada Qardho. Maxamuud… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close