Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Mas’uuliyiinta Puntland oo go’aano ka soo saaray Amniga Boosaaso

Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddigga amniga Gobolka Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka amniga Gobolka… Sii akhri

Posted on December 2, 2021December 2, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay

Posted on December 2, 2021December 2, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa saaka gaaray magaalada Muqdisho. Ex. Ra’iisul wasaare Cumar… Sii akhri

Hay’adda NISA oo sheegtay in ay hawlgal gaar ah ku dishay 12 sarkaal oo Shabaab ah

Posted on December 2, 2021December 2, 2021 by News Office

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa xalay sheegtay in ay hawlgal gaar ah ku dishay 12 sarkaal oo ka tirsan… Sii akhri

Beledweyne: Caruur ku geeriyootay hoobiye ku dhacay gurigooda

Posted on December 2, 2021December 2, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya Baladweyne ayaa sheegaya in Sadex caruur ah oo ka wada tirsan Hal qoys ay ku dhinteen labo… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay Shirkii Isimada iyo dowladda uga socday Boosaaso?

Posted on December 1, 2021December 1, 2021 by News Office

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo Isimada oo dhex-dhexaadinaya dowladda iyo hay’adda PSF ayaa maanta shirar kala duwan Boosaaso kula… Sii akhri

Ciidanka PMPF oo cabsi aan jirin ku abuuray shacabka Boosaaso

Posted on December 1, 2021December 1, 2021 by News Office

Ciidanka loo yaqaan PMPF ayaa xalay cabsi aan jirin ka abuuray magaalada Boosaaso sida ay xaqiijiyeen goob-joogayaal kala duwan. Cutubyo… Sii akhri

Hay’adda PSF oo isu diyaarinaysa xil-wareejin shuruudaysan

Posted on December 1, 2021December 1, 2021 by News Office

Dowladda iyo hay’adda PSF, midna weli kama tanaasulin go’aankiisi hore, islamarkaana ma jiro wax wada-hadal ah oo dhexmaray labada dhinac.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la yeeshay Amiirka Qatar

Posted on November 30, 2021November 30, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay… Sii akhri

Xafiiska Xuquuqda Aadana Puntland oo ka horyimid Go’aanno ka soo baxay dowladda

Posted on November 30, 2021November 30, 2021 by News Office

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa si adag uga horyimid warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Maxamuud Xasan Maxamed… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka?

Posted on November 30, 2021November 30, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close