Al-shabaab oo Qaraxyo ka fulisay gudaha dalka Kenya
Wararka ka imaanaya waddanka Kenya ayaa sheegaya in Al-shabaab mar kale qaraxyo khasaare dhaliyay ka fulisay Gobolka Lamu ee dalkaas.… Sii akhri
Wararka ka imaanaya waddanka Kenya ayaa sheegaya in Al-shabaab mar kale qaraxyo khasaare dhaliyay ka fulisay Gobolka Lamu ee dalkaas.… Sii akhri
Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran, oo uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare Rooble ayaa lagu wadaa, in uu maanta oo Isniin ah ka… Sii akhri
Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa xalay ku dhawaaqay inuu is casilay. Arrintaa ayaa timid kadib markii uu khudbad… Sii akhri
Wararkii u danbeeyay oo ka imaanaya tuulada Saax-maygaag ayaa sheegaya in makhribnimadii Caawa uu istaagay dagaal beeleed tan iyo saaka… Sii akhri
Inta la xaqiijiyay lix ruux oo ka tirsan dhinacyadii dagaallamay ayaa ku dhintay in ka badan 15 kalena waa ku… Sii akhri
Xarunta weyn ee Shirkadda Golis ku leedahay Caasimadda Garoowe waxa saaka laga maqlay Raasaas dhexmartay Ciidanka Booliiska iyo dabley hubaysan.… Sii akhri
Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha shacabka.… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Muqdisho, ayaa halkaas kulan gaar ah kula yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan. War Qoraal ah oo… Sii akhri
Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka ayaa khadka isgaarsiinta ee taleefanka ku yeeshay wadahadal socday qadar saacad ah,kaas oo looga hadlay xiisadda… Sii akhri