Koonfur Galbeed oo shaacisay Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka

Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha shacabka.

11-ka kursi ayaa doorashadooda ayaa Doorashadooda lagu qaban doonaa magaalada Baydhabo.

PUNTLAND POST