Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Sarkaal Taliye Sirdoon ka soo noqday Somaliland oo loo magacaabay Af-hayeenka PSF

Agaasimaha Hay’adda PSF S/Guuto, Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr ayaa markii u horraysay magacaabay Af-hayeenka Ciidanka PSF. Amiin Xaaji Khayr ayaa… Sii akhri

Posted on January 5, 2022January 5, 2022 by News Office

Dad ku eedaysan qalqal-gelinta Boosaaso oo xabsiga loo taxaabay

Posted on January 5, 2022January 5, 2022 by News Office

Qaar kamid ah wadayaasha takaasida magaalada Boosaaso ayaa la xiray, kadib markii lagu eedeeyay in ay warar abeen-abuur ah faafinayeen,… Sii akhri

Al-shabaab iyo Daacish oo ku dagaallamay buuraleyda Gobolka Bari

Posted on January 5, 2022January 5, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya buuraleyda Cal-miskaad ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo… Sii akhri

Booliiska Puntland oo Boosaaso ku qabtay Gaari hub iyo saanad siday

Posted on January 4, 2022January 4, 2022 by News Office

Booliiska Gobolka Bari, oo kaashanaya laamaha Sirdoonka Puntland, ayaa Boosaaso ku qabtay gaari lagu soo qariyay hub iyo saanad sharci-darro… Sii akhri

Ra’iisulwasaaraha dalka Haiti oo ka badbaaday isku day dil

Posted on January 4, 2022January 4, 2022 by News Office

Ra’iisulwasaaraha waddanka Haiti, Ariel Henry ayaa sheegay in uu ka badbaaday shirqool lagu dili rabay, xilli uu ka qeybgalayay munaasabad… Sii akhri

Booliiska Faransiiska oo Teendhooyin ka eryay muhaajiriin

Posted on January 4, 2022January 4, 2022 by News Office

Booliiska Faransiiska ayaa teendhooyinkooda ka eryay muhaajiriin ku sugan Calais ee dalkaas. Booliiska u isticmaalay sunta dadka ka ilmeysiisa intii… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u amba-baxay deganka Saax-maygaag

Posted on January 3, 2022January 3, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa haatan u amba-baxay degaanka Saax-maygaag halkaas oo shalay dagaal ku… Sii akhri

Islaan Ciise iyo suldaan Siciid oo gaaray Saax-maygaag

Posted on January 3, 2022January 3, 2022 by News Office

Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ay weheliyaan qaar kamid ah Cuqaasha iyo Nabaddoonada Gobolka Nugaal… Sii akhri

Xiisad dagaal oo ka taagan Beledweyne

Posted on January 3, 2022January 3, 2022 by News Office

Xiisad dagaal ayaa ka aloosan magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Xiisadda ayaa u dhexaysa Ciidamo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay dagaalkii Saax-maygaag?

Posted on January 3, 2022January 3, 2022 by News Office

Xaaladda degaanka Saax-maygaag oo shalay laba malayshiya beelood ku dagaallantay ayaa saaka deggan. Dagaalkii shalay ayaa dhaliyay khasaare xooggan oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close