Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo ku wajahan Qardho iyo Boosaaso

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Madaxweyne Siciid Deni ayaa sida… Sii akhri

Posted on February 19, 2022February 19, 2022 by News Office

Hay’adda IMF oo ku hanjabtay in ay joojinayso taageerada ay siiso Soomaaliya

Posted on February 19, 2022February 19, 2022 by News Office

Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa shaacisay in haddii dib u dhac kale uu ku yimaado doorashada Soomaaliya ay joojin… Sii akhri

Hawlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ka dhacay Jubada Hoose

Posted on February 19, 2022February 19, 2022 by News Office

Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa nabad sugida ayaa howlgal lagu beegsaday… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya

Posted on February 18, 2022February 18, 2022 by News Office

Saaxiibada caalamku* waxa ay ka war hayaan in doorashada kuraasta Golaha Shacabka ay qiyaastii ​​kala bar qabsoontay. Saaxiibada caalamku waxay… Sii akhri

Saddex kursi oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayo

Posted on February 18, 2022February 18, 2022 by News Office

Saddex kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo. Nasro Mahdi Carraale ayaa… Sii akhri

Wasiir Dhabancad oo go’aan ka soo saaray cabashooyin ka jira bogcadaha dhulka

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa go’aan ka soo saaray cabashooyinka la xiriira dhulka loo yaqaan danta guud… Sii akhri

Musharax Dr Cabdulqaadir Yalax oo lagu soo dhaweeyay Garoowe

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Musharax Xildhibaan DFS, Dr Cabdulqaadir Maxamuud Diiriye Yalax ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland. Musharax… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Jubaland?

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.… Sii akhri

Galmudug oo shaacisay kuraasta Degaan Doorashada labaad ee Gaalkacyo

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

 Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Galmudug ayaa shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah kuraasta lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo. Qoraal ay… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in ay weeraro toos ah ku bilowday Muqdisho

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Al-shabaab u qaabilsan Gobolka Banaadir oo lagu magacaabo Muuse Cabdi Carraale ayaa sheegay in Al-shabaab bilowday weeraro toos ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close