Xeer Ilaalinta Qaranka Soomaaliya oo baaraysa Heshiiskii Shidaalka
Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa amray in baaris lagu sameeyo Heshiiskii Shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka… Sii akhri
Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa amray in baaris lagu sameeyo Heshiiskii Shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu amba-baxay waddanka Jabuuti. War ka soo… Sii akhri
Guddiga doorahsooyinka gobollada waqooyi ayaa lagu wadaa inay maanta soo gabagabeynayaan doorashada kuraasta golaha shacabka ee barlamaanka 11-aad oo heer… Sii akhri
Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka tacsiyeeyay geerida Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday… Sii akhri
Lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto magaalada Beledweyne ee… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Den ayaa ka tacsiyeeyay laba Nabaddoon oo ku geeriyooday qarax shalay ka dhacay magaalada Boosaaso.… Sii akhri
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rumeysan yahay in madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin uu go’aansaday in uu weerar… Sii akhri
Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhintay, lix kalena waa ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay maqaaxi ku taalla… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar ku bixiyay in la hakiyo Doorashada Beelaha Banaadiriga oo Muqdisho… Sii akhri
Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena waa ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta… Sii akhri