Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Jubaland oo daah-furay Mashruuca dhismaha wadooyin cusub

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta daahfuray mashruuca dhismaha wadooyin laami ah oo ka kooban 31km oo qeybtii ugu… Sii akhri

Posted on February 23, 2022February 23, 2022 by News Office

Isimada Gobolka Bari oo aqbalay codsigii Madaxweynaha Puntland

Posted on February 23, 2022February 23, 2022 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa codsaday in uu la kulmo Isimada Gobolka Bari, oo uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse, si… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamanka Puntland oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Posted on February 23, 2022February 23, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Bashiir Askar Xuseen oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland ayaa shalay ku geeriyooday waddanka Hindiya. Qoraal… Sii akhri

Shir looga hadlayo kor u qaadista maamul wanaaga oo lagu qabtay magaalada Garoowe

Posted on February 22, 2022February 22, 2022 by News Office

Kulan looga hadlayey kor u qaadista maamul-wanaagga iyo in la helo hay’ado dowladeed oo leh hoggaan wanaagsan oo ay agaasintay… Sii akhri

Kismaayo: Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo qarax lagu dilay

Posted on February 22, 2022February 22, 2022 by News Office

Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Soomaaliya, kana soo jeeday gobolka Sool ayaa maanta lagu… Sii akhri

Yaa loo xiray kursiga uu ku fadhiyay wasiir Jamaal Maxamed Xasan?

Posted on February 22, 2022February 22, 2022 by News Office

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdullaahi Cartan ayaa si rasmiya u go’aamiyay in kursiga Hop#169 ee laga soo doorto degmada Dhahar laga… Sii akhri

Boqor Burhaan oo la sheegay in uu diiday kulan uu codsaday Madaxweyne Deni

Posted on February 22, 2022February 22, 2022 by News Office

Warar soo baxaya ayaa sheegaya, in aanu weli suurta-gelin Kulan lagu waday in uu dhexmaro Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni… Sii akhri

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Nugaal

Posted on February 22, 2022February 22, 2022 by News Office

Khasaare dhimasho iyo dhaawacleh ayaa ka dhashay shil gaari oo maanta ka dhacay laamiga u dhexeeya tuulooyinka Dalsan iyo Xaaji… Sii akhri

Booliiska Garoowe oo hawlgal qorshaysan ku qabtay maandooriye iyo dadkii isticmaalayay

Posted on February 22, 2022February 22, 2022 by News Office

Ciidanka Booliiska oo kaashanaya hay’adaha Sirdoonka Puntland ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay caasimadda Garoowe. Ciidanka ayaa hawlgalka ka fuliyay… Sii akhri

Boosaaso: Qarax lala eegtay kolonyadii Madaxweyne Deni

Posted on February 21, 2022February 21, 2022 by News Office

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa qarax maanta Boosaaso lagula beegsaday kolonyo la socotay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo gaaray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close