Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Kenya oo dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidamada Difaaca Kenya ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab oo afar gaaraya ay ku dileen deegaanka Sarira ee u… Sii akhri

Posted on February 27, 2022February 27, 2022 by News Office

Wararkii u danbeeyay ee Shirkii Madaxweyne Deni iyo Isimada Gobolka Bari

Posted on February 27, 2022February 27, 2022 by News Office

Warar hoose ayaa ka soo baxaya Shirkii maanta dhexmaray Madaxweyne Siciid Deni iyo Isimadii ku jiray xallinta dhibaatadii ka dhacday… Sii akhri

Shir Boosaaso uga socda Madaxweyne Deni iyo Isimada Bari

Posted on February 26, 2022February 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Isimadii gacanta ku hayay xallinta dhibaatadii ka dhacday Boosaaso ayaa shir uga socdaa xarunta… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Isimada Bari oo maanta shir gaar ah ku ballansan

Posted on February 26, 2022February 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Isimada uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta shir gaar ah ku ballansan… Sii akhri

Goormaa la shaacinaya jadwalka qaybta kowaad ee doorashada taal Boosaaso?

Posted on February 26, 2022February 26, 2022 by News Office

Guddiga hirgelin doorashada dadban ee heer Puntland ayaa lagu wadaa in ay dhowaan shaaciyaan jadwalka doorashada qayb kamid ah kuraasta… Sii akhri

Mas’uuliyiin iyo shakhsiyaad Soomaali ah oo laga mamnuucay in ay Maraykanka u safraan

Posted on February 26, 2022February 27, 2022 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa mamnuucday in ay dalkeeda u safraan mas’uuliyiin iyo shaqsiyaad kale oo Soomaali ah kuwaas oo ku eedaysan… Sii akhri

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Qardho

Posted on February 25, 2022February 25, 2022 by News Office

Shil gaari oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacleh ayaa xalay ka dhacay afaafka laga galo magaalada Qardho ee xigta dhinaca… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Isimada Gobolka Bari oo maanta kulmaya

Posted on February 24, 2022February 24, 2022 by News Office

Isimada Gobolka Bari oo uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta marti qaad rasmiya u fidiyay Madaxweynaha Puntland Siciid… Sii akhri

Booliiska Gobolka Nugaal oo Hawlgal qorshaysan oo ka fuliyay Caasimadda Garoowe

Posted on February 24, 2022February 24, 2022 by News Office

Ciidanka Booliiska Gobolka Nugaal, oo kaashanaya Hay’adaha Sirdoonka Puntland, ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay Caasimadda Garoowe. Hawgalka oo uu… Sii akhri

Ruushka oo weeraray Ukraine iyo Putin oo u digay Mareykanka iyo NATO

Posted on February 24, 2022February 24, 2022 by News Office

Ciidamada Ruushka ayaa gantaalo ku garaacay magaalooyin badan oo Ukraine ka tirsan, sida ay sheegeen saraakiisha iyo warbaahinta, kadib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close