Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Hay’adda UNICEF oo digniin ka soo saartay khataro ka dhalan kara abaarta ka jirta Soomaaliya

Warbixin ay soo saartay hay’adda UNICEF ayaa looga digay khataro ka dhalan kara abaaro daran oo ay wajahayaan dalalka Soomaliya,Kenya… Sii akhri

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Doorashada kuraasta Banaadiriga oo la shaaciyay

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by News Office

Guddiga Maamulka doorashooyinka Xildhibaanada Banaadiriga ayaa xalay shaaciyay Jadwalka doorashada shanta (5) kursi ee Banaadirigu ku leeyihiin Golaha Shacabka Baarlamaana… Sii akhri

Puntland: Loollanka kursiga Hop#169 ee laga soo doorto degmada Dhahar

Posted on February 16, 2022February 16, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta shaaciyay dhammaan 16-ka kursi ee lagu dooranayo Boosaaso. Weli lama dhejin… Sii akhri

Puntland oo awaamiir ka soo saartay wadista noocyada kala duwan ee gaadiidka

Posted on February 16, 2022February 16, 2022 by News Office

Dowladda Puntland ayaa awaamiir ka soo saartay wadista noocyada kala duwan ee gaadiidka, oo ay ku jirto mooto bajaajta. Taliyaha… Sii akhri

Puntland oo shaacisay Kuraasta Degaan doorashada labaad ee Boosaaso

Posted on February 16, 2022February 16, 2022 by News Office

Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland ayaa Saaka shaaciyay dhammaan 16-ka kursi ee Golaha Shacabka oo lagu qabanayo magaalada Boosaaso ee… Sii akhri

Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay weeraro xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on February 16, 2022February 16, 2022 by News Office

Taliska Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa faahfaahin ka bixiyay Weeraro ku bilowday Qaraxyo Is-miidaamin ah, oo loo adeegsaday gaadiid laga… Sii akhri

Dowladda Somalia oo Ku Dhawaaqday in Lasoo Afjaray Howlgalkii Burcad-Badeeda

Posted on February 16, 2022February 16, 2022 by News Office

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee La-dagaalanka Burcad-badeedda ee tirsigiisu yahay 2608(2021)… Sii akhri

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo ka walaacsan xiisada Ukaine oo sii kordhaysa.

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo xukun dil ah ridday

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo sannadkii 2019 Muqdisho ku dilay marxuum,… Sii akhri

Qoor Qoor oo kulan la yeeshay Saadaq Joon, Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdullaahi Kulane

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran la qaatay xubno ka mid ah Xildhibaanada dhawaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close