Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo loo magacaabay xoghaye cusub

Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim Cabdicasiis… Sii akhri

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Jabuuti oo gacanta Soomaaliya dib ugu soo celisay dhismaha faracii Bangiga Dhexe

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Safiirka Soomaaliya ee dalka Jabuuti Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in safaaraddu ay ku guuleysatay… Sii akhri

Doorashada afar kursi oo maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb

Posted on February 14, 2022February 14, 2022 by News Office

Guddiga hirgelinta Maamulka doorashooyinka ee dowlad Goboleed Galmudug ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha… Sii akhri

Eedaysane sheegay in la sixray si uu Al-shabaab ugu biiro

Posted on February 14, 2022February 14, 2022 by News Office

Cabdiqani Saleebaan Jaamac (Sayloor), oo ku eedaysan dilka suxufi Jamaal Faarax Aaden ayaa sheegay in sixir loo isticmaalay, si uu… Sii akhri

Puntland oo dil iyo xabsi ku xukuntay dhalinyaro ku eedaysan dilkii weriye Jamaal Faaarax Aaden

Posted on February 14, 2022February 14, 2022 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa xukunno ku ridday dhalinyaro ku eedaysan Al-shabaab oo loo haysto dilka weriye… Sii akhri

Guddiga Amniga Gobolka Nugaal oo go’aano ka soo saaray gaadiidka bajaajta

Posted on February 14, 2022February 14, 2022 by News Office

Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa si ku meel gaar ah u fasaxay in gaadiidka bajaajta ay isticmaalaan laamiga dheer ee… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo loo doortay xildhibaan Golaha Shacabka

Posted on February 14, 2022February 14, 2022 by News Office

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa saaka ku guulaystay xubin ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka… Sii akhri

Taariikhda mulaxamiiste Cabdikariin jiir oo ku geeriyooday Muqdisho

Posted on February 13, 2022February 13, 2022 by News Office

Sannadkii 1943 ayuu ku dhashay degmada Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug, halkaas oo uu yaraantiisi ku soo barbaaray. Mulaxamiiste… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Cabdikariin Jiir

Posted on February 13, 2022February 13, 2022 by News Office

Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo maanta ku wajahan Garoowe

Posted on February 13, 2022February 13, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu soo laabto caasimadda Garoowe, kadib safar uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close