Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xukuumadda Madaxweyne Deni oo qiratay in ay qeyb ka tahay colaadda Somaliland iyo SSC-khaatumo

Xukuumadda Madaxweyne Siciid Deni oo tan iyo bilowgii kacdoonkii Laascaanood sheegaysay in aysan marna qeyb ka noqon colaaddii SSC-khaatumo iyo… Sii akhri

Posted on April 21, 2025April 21, 2025 by News Office

SSC-khaatumo oo sheegtay in marxuum Faarax Bariis ay Al-shabaab ku dishay Laascaanood

Posted on April 21, 2025April 21, 2025 by News Office

Xeer Ilaaliyaha guud ee SSC-khaatumo, Avv. Cabdillaahi Xirsi ayaa ka warbixiyay dilkii habeen hore magaalada Laascaanood loogu geystay khabiir amni,… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada difaaca Puntland oo maanta firxadkii argagixisada Daacish ka saaray togga Moqor

Posted on April 20, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal xooggan ka fuliyay buuraha Calmiskaad ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka sifeeyay togga Moqor, halkaasi… Sii akhri

Siyaasi Maxamuud Shiddo oo shaki ka muujiyay Caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Puntland

Posted on April 20, 2025April 20, 2025 by News Office

Siyaasi Maxamuud Shiddo oo wareysi bixiyay ayaa calaamad su’aal saaray caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ay mar… Sii akhri

Calmiskaad: Dowladda Mareykanka oo galabta duqeyn xoog badan ku garaacday firxadkii kooxda Daacish

Posted on April 19, 2025 by News Office

Duqeyn aad u xoog badan oo jugteeda dhul fog laga maqlay ayaa galabta ka dhacday aagga togga Miraale, halkaasi oo… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo hal goob ku dilay ajaanib badan oo ka tirsanaa Daacish

Posted on April 19, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa aroornimadii hore ee saaka fashiliyay weerar ku bilowday qarax ismiidaamin ah, oo ay ku soo… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ka warbixisay hawlgalka ciidan ee maanta ka socda togga Miraale ee buuraha Calmiskaad

Posted on April 18, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo qoraal kooban soo saartay ayaa ka warbixisay hawlgal qorshaysan oo maanta ciidamada difaaca Puntland ku qaadeen togga… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo saaka la wareegay inta badan difaacyadii kooxda ISIS kaga jirtay Miraale

Posted on April 18, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan ku qaaday togga Miraale ayaa si buuxda ula wareegay inta badan difaacyadii firxadka… Sii akhri

Guddiga PEC oo beeniyay in ay xogtii doorashada Puntland u gacan-geliyeen dowladda Soomaaliya

Posted on April 17, 2025 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC oo saaka warsaxaafadeed soo saaray ayaa beeniyay wararka ku saabsan in xubno ka tirsan PEC… Sii akhri

Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed oo dilay mileeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo soo weeraray Daynuunaay

Posted on April 17, 2025 by News Office

Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku sugan saldhiga Burjeedka Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhabo ayaa saaka iska caabiyay weerar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close