Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo ka hadashay laba doomood oo Somaliland ku af-duubtay xeebta Laasqoroy

Guddoomiyaha degmada Laasqoroy ee gobolka Sanaag u qaabilsan Puntland cabdikariin Yuusuf Dibbad ayaa sheegay in mileeshiyaad ka tirsan Somaliland ay… Sii akhri

Posted on April 24, 2025 by News Office

Puntland oo walaac xooggan ka muujisay Aqoonsiga NIRA oo dowladda Soomaaliya ku xirtay gargaarkii bini’aadanimo

Posted on April 24, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa walaac xooggan ka muujisay wada-hadalladii dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) iyo hay’adda… Sii akhri

Al-shabaab oo saaka ciidamada dowladda Soomaaliya ka qabsaday talis weyn oo leh garoon diyaaradeed

Posted on April 24, 2025 by News Office

Mileeshiyaadka Al-shabaab oo saaka weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday degaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa qabsaday saldhig weyn… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya oo Shir ka yeeshay Iskaashiga Amniga iyo Arrimaha istiraatijiyadda

Posted on April 23, 2025April 23, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa kala hadlay… Sii akhri

Guddoonka labada Baarlamaan ee Puntland iyo Jubaland oo shir ka yeeshay Xoojinta Iskaashiga labada dowladood

Posted on April 23, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland, Cabdi Maxamed… Sii akhri

Puntland oo baaris kaddib xaqiijisay ciddii saarnayd doon lagu qabtay xeebaha gobolka Bari

Posted on April 23, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo baaritaan rasmi ah ku samaysay doonni siday dad laga shakiyay oo habeen ka hor lagu qabtay biyaha… Sii akhri

Madaxweyne hore Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan Ciidamada dowladda ee dagaalka kula jira Argagixisada

Posted on April 23, 2025 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka digay in laga feejignaado dacaayadaha raqiiska ah… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo badda ku soo qabtay doon siday dumar iyo Carruur looga shakisan yahay qoysaskii kooxda Daacish

Posted on April 22, 2025 by News Office

Ciidamada Puntland oo hawlgal ka sameeyay badda degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay doonni siday haween iyo… Sii akhri

Madaxtooyada Puntland oo riixaysa beddelka xubno ka tirsan guddiga PEC

Posted on April 22, 2025 by News Office

Madaxtooyada Puntland ayaa dhawaanahan riixaysa olole ku saabsan in meesha laga saaro qaar kamid ah xubnaha guddiga doorashooyinka PEC,oo ay… Sii akhri

Dhaqaalihii lagu bixin jiray Horumarinta Caafimaadka Puntland oo hoos u dhacay 65%

Posted on April 22, 2025April 22, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa walaac xooggan ka muujisay hoos u dhaca ku yimid dhaqaalihii caalamku ku ka bijirey horumarinta adeegyada caafimaadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close