Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo isku beddelay xubno ka tirsan Golihiisa Xukuumadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo Galabta Wareegto magacaabis ah soo saaray ayaa isku shaandhayn kooban ku… Sii akhri

Posted on April 27, 2025 by News Office

Puntland oo go’aanno adag ka soo saartay xakamaynta Tahriibta dhalinyarada iyo Socdaalka sharci-darrada ah

Posted on April 27, 2025April 27, 2025 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland oo maanta Shir ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa soo saaray go’aanno adag oo ku saabsan… Sii akhri

Mileeshiyaadka Daacish oo dilay xubno Soomaali ah oo isku dayay in ay ka baxsadaan

Posted on April 27, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya buuraha Calmiskaad gaar ahaanna nawaaxiga Miraale ayaa sheegaya in ay dhexdooda is laayeen firxadka argagixisada Daacish, ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni: Somaliland xaq bay u lee yihiin doodda ku saabsan in ay danahooda ka tashadaan

Posted on April 26, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad tababar loogu soo xirayay ciidamo oo ka qabsoontay Boosaaso ayaa sheegay in… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday in guluf ciidan oo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab

Posted on April 26, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo ku jirta dhammaystirka hawlgalka ciribtirka mileeshiyaadka Daacish ee Hillaac ayaa saaka oo Sabti ah ku dhawaaqday in… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta tababar u soo xiraya cutubyo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan ciidamada Puntland

Posted on April 26, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta tababar u soo xiraya cutubyo si gaar… Sii akhri

Jubaland oo ka hortimid kaarka Aqoonsiga dowladda Federaalka Soomaliya

Posted on April 25, 2025 by News Office

Wasaaradda arrimaha Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa si rasmi ah u caddaysay in aysan aqoonsanayn kaarka Aqoonsiga dowladda Federaalka… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Uganda kaga qayb-galay Shir Madaxeedka dalalka ku midaysan AUSSOM

Posted on April 25, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee… Sii akhri

Nin u dhashay dalka Morocco oo Puntland ka codsaday in la raadiyaan wiilkiisi oo ku biiray Daacish

Posted on April 25, 2025 by News Office

Nin u dhashay dalka Morocco oo lagu magacaabo Khalid Abu Ciza ayaa la soo xiriiray Ciidanka Booliska Puntland, isagoo raadinaya… Sii akhri

Puntland oo go’aano culus ka soo saartay dardar gelinta dagaalka argagixisada Daacish

Posted on April 24, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baari Shire, ayaa shir-Guddoomiyey Shirka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close