Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay dalka Algeria

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale lagu soo dhaweeyayay Magaalada Algiers ee caasimadda… Sii akhri

Posted on May 2, 2025 by News Office

Madaxweyne Deni oo Boosaaso casumaad khaas ah ugu samaynaya maxaabiistii Somaliland soo daysay

Posted on May 1, 2025 by News Office

Maxaabiistii laga soo daayay Somaliland oo shalay soo dhaweyn loogu sameeyay caasimadda Garoowe ayaa galabta ku wajahan magaalada Qardho, halkaasi… Sii akhri

Maalgelin loo raadinayo Waxbarashada Puntland oo wajahaysa dhaqaale xumo baahsan

Posted on May 1, 2025May 1, 2025 by News Office

Shir ku saabsan dib-u-eegista Waxbarashada Puntland oo ku soo xirmay magaalada Garoowe ayaa waxa ka soo baxay baahida deg deg… Sii akhri

Dowladda Puntland oo shaacisay in ay heshiis maxaabiis is weydaarsi la gaartay dowladda Somaliland

Posted on April 30, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed kooban soo saartay ayaa shaacisay in ay heshiis maxaabiis is weydaarsi la gaartay dowladda Somaliland, iyadoo… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo maanta si rasmi ah isu dhaafsaday maxaabiis lagu kala qabsaday dagaalkii Laascaanood

Posted on April 30, 2025April 30, 2025 by News Office

Mas’uuliyiinta Puntland iyo Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay maxaabiis dagaal oo labada dhinac ku kala qabsadeen… Sii akhri

Puntland: Boqollaal Soogalooti Itoobiya u dhashay oo ku qulqulaya magaalada Boosaaso

Posted on April 30, 2025 by News Office

Boqollaal Soogalooti Itoobiyaan ah ayaa Todobaadkan dib ugu soo bilowday degaannada Puntland, kuwaasi oo is aan kala joogsi lahayn ugu… Sii akhri

Badhan: Muranka ganacsatada Jaadka iyo Madaxtooyada Puntland oo isu rogay xiisad dagaal

Posted on April 29, 2025 by News Office

Xiisad iyo dhaq dhaqaaq ciidan oo ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa ka aloosan degmada Badhan ee Gobolka Sanaag,… Sii akhri

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo riixaya mooshin ku saabsan kala baxa Puntland iyo SSC-khaatumo

Posted on April 29, 2025 by News Office

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo laga soo doorto Gobolka Bari ayaa riixaya in ay fadhiga soo socda ee bisha… Sii akhri

Puntland oo dhawaan bilaabaysa wejiga labaad ee qorista dhalinyaro ku biiraya Booliska

Posted on April 28, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo qoraal soo saartay ayaa shaacisay in ay dhawaan ka bilaabi doonto dugsiga Tababarka Xorgoble ee magaalada Qardho… Sii akhri

Taliyihii guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-khaatumo oo Maanta si rasmi ah Xilkii isaga casilay

Posted on April 28, 2025 by News Office

Taliyihii guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-khaatumo, S/Guuto Saleebaan Barre Geesood ayaa maanta shaaciyay in uu si rasmi ah isaga casilay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close