Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo sheegtay in ay Garoowe soo galinayso ciidamo hub ka dhigis ku sameeya guud ahaan magaalada

Dowladda Puntland oo go’aanno ka soo saartay amniga Garoowe ayaa sheegtay in ay ciidamo soo galinayso caasimadda, si ay hub… Sii akhri

Posted on May 6, 2025May 6, 2025 by News Office

Ciidamo ka tirsan Puntland oo mushaar la’aan uga soo baxay difaacii degaanka Af-Urur ee buuraha Calmadow

Posted on May 6, 2025 by News Office

Ciidamo ka tirsan Puntland oo sheegay in ay mushaar la’aan ka gadoodsan yihiin ayaa ka soo baxay degaanka Af-Urur oo… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in aysan Beesha Caalamka hal dollar uga helin dagaalka ay kula jirto argagixisada Daacish

Posted on May 5, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay in aysan beesha caalamka wax taageero maaliyadeed ah uga helin dagaalka ka dhanka ah argagixisada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in uu qaban-qaabinayo shir ku saabsan badbaadinta Soomaaliya

Posted on May 5, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ka baaqday Shirkii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh ee la filayo in uu ka furmo… Sii akhri

Booliska Puntland oo laba eedaysane u qabtay dil xalay ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on May 4, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal, ayaa xaqiijiyey in laamaha amniga ay ku guuleysteen in gacanta… Sii akhri

Guddoomiye Aadan Madoobe: Falastiin waa in ay heshaa dowlad Rasmi ah oo Caasimadeedu tahay Qudus

Posted on May 4, 2025 by News Office

Shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanada Carabta oo maalintii labaad ka socda Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha… Sii akhri

Dabley hubaysan oo xalay laba nin ku dilay magaalada Garoowe

Posted on May 4, 2025 by News Office

Dabley hubaysan oo aan weli la aqoonsan ayaa xalay abbaare 2:00am ee gelinkii danbe laba nin ku dilay bannaaanka hore… Sii akhri

Baarlamaanka iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka wada-hadlay Miisaaniyadda dowladda ee 2025

Posted on May 3, 2025 by News Office

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha, iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada ayaa kulan  Muhiim ah la yeeshay mas’uuliyiinta  Wasaaradda Maaliyadda. Guddiga oo ka duulaya… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada difaaca Puntland oo xalay fashiliyay weerar ay soo qaadeen mileeshiyaadka argagixisada ah ee ISIS

Posted on May 3, 2025May 3, 2025 by News Office

Guutada labaad ee ciidamada difaaca dowladda Puntland ee ku sugan degaanka Dhasaan ayaa xalay fashiliyay weerar ay ciidamada ku soo… Sii akhri

Dowladda Hoose ee Garoowe iyo Shirkadda TTN oo kala saxiixday Mashruuca Biya-saarka Garoowe

Posted on May 2, 2025 by News Office

Dowladda Hoose ee Caasimadda Garoowe iyo shirkadda dhismaha TTN ayaa maanta oo Jimce ah kala saxiixday heshiis ku saabsan mashruuca… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close