Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland oo shir ka yeeshay Xoojinta Amniga Gobolka

Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland oo shir ku saabsan Amniga ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay… Sii akhri

Posted on May 11, 2025 by News Office

Puntland: Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib loo qabtay

Posted on May 10, 2025May 10, 2025 by News Office

Taliska Booliska qaybta gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku guulaystey inay gacanta ku dhigaan xukume Cabdiqani Saleebaan Jaamac (Sayloor) Qabashada… Sii akhri

Doon raashin sidday oo xalay ku gubatay dekedda magaalada Boosaaso

Posted on May 10, 2025 by News Office

Doon u rarnayd ganacsato reer Puntland ayaa xalay ku gubatay dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaddib markii uu… Sii akhri

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on May 9, 2025May 9, 2025 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa xaqiijiyay in ay ku guulaysteen qabashada eedaysane loo haysto dil caawa… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay nibiri ku soo caaryey xeebaha gobolka Raas Casayr

Posted on May 9, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa xaqiijisay in nibiri weyn uu ka soo caaryey xeebta Wareegsan oo ka tirsan… Sii akhri

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe

Posted on May 9, 2025 by News Office

Guddiga Amniga Gobolka Nugaal oo go’aanno soo saaray ayaa go’aamiyay in aan caasimadda Garoowe lagu dhex qaadan karin wax hub… Sii akhri

Puntland oo maalgelinaysa hal-abuurka ganacsi ee Haweenka iyo dhalinyarada

Posted on May 8, 2025 by News Office

Agaasimaha guud ee Bankiga Puntland, Khadar Ugaas Cabdi ayaa sheegay in ay dhanka maalgelinta ka caawinayaan Haweenka iyo dhalinyarada Puntland… Sii akhri

Villa Somalia oo go’aamisay in Jubaland laga dhiso Dowlad Goboleed cusub oo ka madax-bannaan Axmed Madoobe

Posted on May 7, 2025 by News Office

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah Madaxda dowlad Goboleedyada oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa go’aanno ka… Sii akhri

Madaxweyne hore Farmaajo oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu isku diyaarinayo doorasho hal dhinac ah oo uu xukunka ku sii joogo

Posted on May 7, 2025 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa Madaxweynaha dalka, Xasan Sheekh Maxamuud wuxu ku eedeeyay”Burburinta… Sii akhri

Puntland oo xaqiijisay in ay diyaarado dagaal ka soo iibsatay dal aysan magacaabin

Posted on May 7, 2025 by News Office

Taliska ciidamada difaaca Puntland oo aan la xiriirnay ayaa xaqiijiyay wararka ku saabsan in markii u horraysay Puntland soo iibsatay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close