Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

This is Somalia: A new story begins

Somalia is rising — through trade, trust, and the unstoppable drive of its people. We’re launching a campaign that celebrates… Sii akhri

Posted on May 14, 2025May 14, 2025 by News Office

Madaxweyne Xasan Shiikh oo loo doortay guddoomiyaha iyo musharraxa urur siyaasadeed la baxay Caddaaladda iyo Wadajirka

Posted on May 14, 2025 by News Office

Magaalada Muqdisho waxaa xalay lagu qabtay shirweynihii ugu horreeyay ee urur siyaasadeed loo bixiyay Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), kaasi oo… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo mushaar kordhin ku darsaday Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2025

Posted on May 13, 2025 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2025 ku darsaday mushaar kordhin ay samaysteen. Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland, waxay si… Sii akhri

Puntland: Waxaan soo iibsanay diyaarado fuliya hawlgallada deg deg ah iyo duqeymaha

Posted on May 13, 2025 by News Office

Af-hayeenka ciidamada difaaca Puntland u qaabilsan hawlgalka Calmiskaad S/Guuto, Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo) ayaa markii u horraysay xaqiijiyay in dowladda… Sii akhri

Puntland oo baaq deg deg ah oo ku saabsan xaaladda Calmiskaad u dirtay daneeyaasha Beesha Caalamka

Posted on May 13, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo baaq deg deg ah u dirtay Beesha Caalamka ayaa ka dalbatay in laga qeyb geliyo barnaamijyada Xasilinta… Sii akhri

Puntland iyo Mareykanka oo warbixino kala duwan ka soo saaray duqeymo ka dhacay buuraha Calmiskaad

Posted on May 13, 2025May 13, 2025 by News Office

Dowladda Mareykanka oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in ay 11 bishan May oo ku beegan maalin ka hor duqeymo… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta saldhigyo ciidan kala wareegay mileeshiyaadka argagixisada ah ee Daacish

Posted on May 12, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay Lugta Shilin-cas ee togga Miraale ayaa guud ahaan la wareegay saldhigyo… Sii akhri

Shir ku saabsan horumarinta iyo maalgelinta ilaha dhaqaalaha Soomaaliya oo ka furmay magaalada Nairobi

Posted on May 12, 2025 by News Office

Shir ku saabsan horumarinta iyo maalgelinta ilaha wax-soosaarka dhaqaalaha ee Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga furmay wasaaradda… Sii akhri

Puntland oo lagu dhaliilay in ay ka gaabisay nabadeynta iyo horumarinta gobolka Mudug

Posted on May 12, 2025 by News Office

Qaar kamid ah nabadoonada gobolka Mudug ayaa xukuumadda Puntland ku eedeeyey in ay ka gaabisay waxka qabashada shaqooyinkii nabadaynta iyo… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeen Ilyaas Lugatoor oo warbixin amni ka dhegeystay Saraakiisha Booliska Puntland

Posted on May 11, 2025 by News Office

Madaxweyne Ku xigeenka dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska, Dhismaha Xarunta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close