Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Ciraaq kaga qayb galaya Shirka Jaamacadda Carabta

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq oo uu kaga qaybgali doono… Sii akhri

Posted on May 17, 2025 by News Office

Basasha ka timaada Yemen oo khasaare ba’an u geysatay beeraleyda degaannada Puntland

Posted on May 16, 2025 by News Office

Beeraleyda Puntland ayaa wajahaya khasaare ba’an oo gaaraya 89% tacabkoodii qudaarta, gaar ahaan basasha oo ahayd dalagga ay si weyn… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray aag laga dhisayo deked cusub oo xoolaha laga dhoofiyo

Posted on May 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baari Shire, ayaa kormeer ku… Sii akhri

Puntland: ku dhawaad 30 qof oo sannado badan ku xiran xabsiyada magaalada Garoowe maxkamad la’aan

Posted on May 15, 2025May 15, 2025 by News Office

Ilaa 29 qof oo loo haysto eedaymo kala duwan ayaa Garoowe mudda dheer ugu xiran si baalmarsan xeerarka iyo dastuurka… Sii akhri

Jubaland oo ku baaqay in deg deg loo badbaadiyo Soomaaliya oo siday sheegtay ku sii dhacaysa god dheer

Posted on May 15, 2025May 15, 2025 by News Office

Warsaxaafadeed xalay ka soo baxay Madaxtooyada Jubaland ayay ku sheegtay in ay aaminsan tahay in wixii ka dhacay magaalada Muqdisho… Sii akhri

Farmaajo oo Xasan Sheekh ku eedeeyay in uu laalay dastuurkii iyo shuruucdii dalka si uu doorasho hal dhinac ah u qabsado

Posted on May 15, 2025 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka digay dhibaatada ay leedahay in kooxaysi ku… Sii akhri

Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on May 14, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal, oo kaashnaya Qaybta Baarista Dembiyada (CID)ee Gobolka Nugaal, ayaa gacanta… Sii akhri

Mucaaridka Soomaliya oo ku dhawaaqay 5 qodob oo dalka looga badbaadinayo burbur iyo kala tag

Posted on May 14, 2025May 14, 2025 by News Office

Madax hore iyo siyaasiyiin mucaarid ah oo maanta soo saaray Warmurtiyeed ay ku midaysan yihiin ayaa ku baaqay 5 qodob… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo sheegay in ay hawlgal cir iyo dhul ah ku qaadeen firxadka argagixisada Daacish

Posted on May 14, 2025May 14, 2025 by News Office

Taliska ciidamada difaaca Puntland oo bayaan kooban soo saaray ayaa shaaciyay in ay maanta weerar cir iyo dhul ah ku… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta shir deg deg ah kula ballansan dhammaan ganacsatada Boosaaso

Posted on May 14, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Boosaaso ayaa maanta shir deg deg ah oo albaabadu u xiran yihiin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close