Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisay duqeyn xalay ka dhacday degmada Aadan Yabaal oo Al-shabaab shalay qabsatay

Dowladda Soomaaliya oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in Xalay fiidkiii ciidamada dowladda iyo Taliska AFRICOM oo iskaashanaya hawlgal qorshaysan… Sii akhri

Posted on April 17, 2025April 17, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni oo qaaddacay shirkii uu iclaamiyay madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on April 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa si rasmi ah u caddeeyay in uusan qeyb ka… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo Kulan la qaatay Golaha Sare ee Dhaqanka SSC-khaatumo

Posted on April 16, 2025April 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Kulan la qaatay qaar kamid ah Golaha Sare ee Dhaqanka SSC-khaatumo, sida… Sii akhri

Ajaanib ka tirsan argagixisada ISIL oo maanta isu soo dhiibay ciidamada difaaca Puntland

Posted on April 15, 2025 by News Office

Laba xubnood oo ka tirsanaa firxadka dagaallamayaasha ISIL ayaa maanta isu soo dhiibay ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan degaanka… Sii akhri

Mareykanka oo cuna-qabatayn dhaqaale ku soo rogay hoggaamiyaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab

Posted on April 15, 2025 by News Office

Qoraal ka soo baxay waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in 7-da dal ee xubnaha ka ah xarunta la-dagaallanka maalgelinta… Sii akhri

Maamulka SSC-khaatumo oo dowladda Soomaaliya ku wareejiyay 25 maxbuus oo laga qabtay Somaliland

Posted on April 15, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada ayaa la wareegay 25 kamid ah maxaabiistii lagu… Sii akhri

Puntland oo beenisay in ay mushaarka ka jartay ciidamo ku sugan furimaha difaaca SSC-khaatumo

Posted on April 14, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa beenisay warqad lagu faafiyay baraha oo ku saabsan in ay Puntland mushaarka ka… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo digniin ka soo saartay Roobabka gu’ga oo khasaare ka dhashay

Posted on April 14, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland oo maanta soo saartay digniin ku saabsan Roobabka gu’ga ayaa ku wargelisay dhammaan dadweynaha miyi iyo magaalo in… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta bilaabay hawlgal lagu dhammaystirayo wejiga saddexaad ee dagaalka Calmiskaad

Posted on April 14, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa maanta si toosa u bilaabay hawlgal sifayn ah oo dhammaystir u ah wejiga saddexaad ee hawlgalka… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay maamul rasmi ah u aqoonsatay SSC-khaatumo

Posted on April 14, 2025April 14, 2025 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa xalay ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close