Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo cambaareeyay Hadal Ra’iisul Wasaare Xamse ka sheegay Laascaanood

Xildhibaanada labada Golle ee Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya kana soo jeeda Somaliland oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in… Sii akhri

Posted on April 13, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in degaannada SSC astaan u yihiin Midnimada iyo Wadajirka Soomaaliya

Posted on April 13, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyey xarunta Barlamaanka SSC-Khaatumo, ayaa sheegay loo baahan yahay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaaciyay in SSC-khaatumo lagu casumay Shirka Madasha Wada-Tashiga Qaran

Posted on April 13, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in… Sii akhri

Khasaare ka dhashay roobabka gu’ga oo ka curtay degaannada Puntland

Posted on April 13, 2025 by News Office

Roobabka gu’ga ayaa ka curtay degaanno ka tirsan Puntland oo jiilaal adag iyo biya yaraani ka jirtay waxaana meelaha qaarkood… Sii akhri

Puntland oo beenisay in ay shaqa joojin ku samaysay diyaaraddii Laascaanood keentay Ra’iisul wasaare Xamse

Posted on April 12, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo bayaan kooban soo saartay ayaa beenisay wararka ku saabsan in ay shaqa-joojin ku samaysay diyaaraddii maanta Laascaanood… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta SSC-khaatumo

Posted on April 12, 2025 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo ay weheliyaan wasiiro iyo mas’uuliyiin dowladeed ayaa maanta oo Sabti ah… Sii akhri

Puntland oo qabatay rag wiil dhalinyaro ah xalay ku dilay Gaalkacyo

Posted on April 12, 2025April 12, 2025 by News Office

Marxuum Cabdirashiid Xuseen Cabdiraxmaan oo kamid ahaa dhalinyarada da’ yarta ah ayaa xalay lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday digniin culus oo ku saabsan dagaalka Daacish

Posted on April 11, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo qoraal rasmi ah soo saartay ayaa ku dhawaaqday in ay qorshaysay hawlgal culus, oo ay weheliyaan duqeymo… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka

Posted on April 11, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa… Sii akhri

Axmed Saleebaan Dafle oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii Militariga Soomaaliya oo xalay geeriyooday

Posted on April 11, 2025 by News Office

Sareeye Guuto Axmed Saleebaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha , iyo xubin ka tirsan Guddiga Sare… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close