Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo la soo jeediyay in sababo amni loo xiro lagana daad-gureeyo diblomaasiyiinta

Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Arrimaha dibadda Mareykanka (State Department) ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, islamarkaana… Sii akhri

Posted on April 10, 2025April 10, 2025 by News Office

Qaalib Baaruud: Saxaafadda iyo mas’uuliyiinta Puntland waxa ku jira shakhsiyaad xagjir ah oo neceb SSC-khaatumo

Posted on April 10, 2025 by News Office

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo laga soo doorto gobolka Sool ayaa sheegay in saxaafadda iyo mas’uuliyiinta Puntland ay ku… Sii akhri

Dowladda Puntland oo gurmad deg deg ah ka dalbatay hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha bini’aadanimada

Posted on April 9, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo baaq deg deg ah soo saartay ayaa ku dhawaaqday in abaar iyo biyo la’aan baahsani ka jirto… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta dhisay hay’ad qaabilsan Aqoonsiga dadweynaha Puntland

Posted on April 9, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo ku saabsan dhismaha hay’adda… Sii akhri

Ibraahim Maxamuud Yuusuf oo loo magacaabay Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Baarlamaanka Puntland

Posted on April 9, 2025 by News Office

Agaasimaha cusub ee Xafiiska Warfaafinta Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa loo magacaabay suxufi Ibraahim Maxamuud Yuusuf, kaddib markii agaasimihii hore ee… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal qorshaysan ku dilay sarkaal ka tirsan argagixisada ISIS

Posted on April 8, 2025April 8, 2025 by News Office

Guutada labaad ee ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Guryasamo ee buuraha Calmiskaad ayaa halkaasi ku… Sii akhri

Tahriibka dhalinyarada Puntland oo xargaga goostay waayadan danbe

Posted on April 8, 2025 by News Office

Tahriibta dhalinyarada oo shaqo la’aan ka cabanaya ayaa dhawaanahan si weyn xargaha u goosatay guud ahaan degaannada Puntland. Shabakado qarsoodi… Sii akhri

Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogosha Wada-hadal ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Posted on April 7, 2025April 7, 2025 by News Office

Saaxiibada Soomaaaliya ee Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed… Sii akhri

Somaliland oo safarka Ra’iisul wasaare Xamse kaga jawaabaysa weerar saddex aag ah

Posted on April 7, 2025 by News Office

Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Gen. NimcaanYuusuf Gaax-nuug oo ku sugan jiidda degaanka Oog ee gobolka Sool ayaa halkaasi shir… Sii akhri

Puntland oo ka walaacsan Roob-yari iyo abaar laga cabsi qabo sannadkan

Posted on April 7, 2025 by News Office

Hay’adda xogta dhulka iyo biyaha u qaabilsan Puntland ee IMAC ayaa shaacisay in degaanadda Puntland ay wajahayaan sannadka roob yari… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close