Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaare Rooble oo raja fiican ka muujiyay in madaxweynaha cusub horseedo xasilooni siyaasadeed

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa raja fiican ka muujiyay in madaxweynaha cusub ee la doortay uu… Sii akhri

Posted on May 16, 2022May 16, 2022 by News Office

Madaxweyne Xasan Shiikh oo sheegay in aysan jiri doonin wax aargoosi siyaasadeed ah

Posted on May 16, 2022May 16, 2022 by News Office

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad kooba jeediyay kadib markii uu ku guulaystay xilka… Sii akhri

Musharrax Siciid Deni: waxaa dalka sugaya isbedel Soomaaliya gaarsiiya meel ay istaahisho

Posted on May 15, 2022May 15, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciiid Cabdullaahi Deni ayaa hambalyeeyay 15 May 2022 oo ku beegan as’aaskii ururka gobannima-doonka Soomaaliyeed ee SYL.… Sii akhri

Weerar dad lagu laayay oo ka dhacay dalka Maraykanka

Posted on May 15, 2022May 15, 2022 by News Office

Nin ku hubaysan qori ayaa xabbad ku furay dad ku jiray dukaan ku yaalla magaalada Buffalo, gobolka New York ee… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 15, 2022May 15, 2022 by News Office

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta madaxweyne cusub u doortaan dalka. Muqdisho waxaa… Sii akhri

Musharrax Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Musharrax Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmiya u shaaciyay in uu ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu qado… Sii akhri

Xeer ilaaliye ku xigeenkii Puntland oo ku geeriyooday Hindiya

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa daqiiqado ka hor ku… Sii akhri

Rajada dib loogu dooran karo madaxweyne Farmaajo oo sii yaraatay saacadihii u danbeeyay

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in saacadihii u danbeeyay ay garabka madaxweyne Farmaajo ka baxeen xildhibaannadii ugu badnaa oo uu… Sii akhri

Magaalada Muqdisho oo bandow lagu soo rogay xilliga doorashada madaxweynaha

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in bandow lagu soo rogay magaalada Muqdisho laga bilaabo 9:00pm fiidnimo ee Caawa ilaa 6:00am subaxnimada… Sii akhri

Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo maanta kulan deg deg ah yeelanaya

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta yeeshaan kulan deg deg ah oo ku saabsan haddii ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close