Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Xasan oo booqday Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Tallaado ah booqday xarunta wasaaradda gaashaandhigga. Booqashada madaxweynaha ee wasaaradda… Sii akhri

Posted on June 7, 2022June 7, 2022 by News Office

Muqdisho oo lagu qabtay kullan looga hadlay adkaynta Amniga

Posted on June 7, 2022June 7, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga… Sii akhri

Wafuud ka socotay dowladaha Masar iyo Kenya oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

Posted on June 7, 2022June 7, 2022 by News Office

Waxaa Garoonka Aadan Cadde kasoo dagay wafuud ka socotay dalalka Kenya iyo Masar kuwaas oo ka qayb gali doona caleemo-saarka… Sii akhri

Wadooyinka waaweyn ee Muqdisho oo xiran

Posted on June 7, 2022June 7, 2022 by News Office

Waxaa saaka xiran wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, ciidamo faro badan ayaa ku sugan wadooyinka xiran, isu socodka dadka iyo… Sii akhri

QM oo sheegtay 7.1 Milyan oo Soomaaliyeed inay wajahayaan cunto la’aan

Posted on June 7, 2022June 7, 2022 by News Office

Warbixin cusub oo ka soo baxday Shabakadda Digniinta Hore ee Macluusha iyo Qaybta Falanqaynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Hay’adda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kullan la qaatay guddiga doorashooyinka

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo isniina xarunta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland wuxuu kullan kula qaatay guddiga KMG… Sii akhri

Xildhibaan Gaarisa qarax lagula eegtay

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Waxaa qarax lagu eegtay degmada Gaarisa gobolka Waqooyi Bari Kenya Xildhibaan lagu magacaabo Ibraahim Cabaas oo ka tirsan baarlamaanka Ijara,… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda iyo Safiirka Libya oo ka wadahadlay dayn cafinta

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay safiirka wadanka Libya ee Somaaliya Yusuf Katim Al… Sii akhri

Ciidanka Danad oo la wareegay deegaano ka tirsan Sh/hoose

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Ciidamada Dowladda ayaa sheegay inay la wareegeen deegeenada Tooratooroow, Caliyoow iyo Baaroow oo ka mid ahaa deegaanada ay sida weyn… Sii akhri

Golaha wasiiradda Galmudug oo ansixiyey labo hindise sharciyeed

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close