Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxkamadda sare ee Australia oo laashay in dhalashada lagala noqdo dadka ku eedaysan Argagixisada

Maxkamada sare ee waddanka Australia ayaa laashay awooda dowlada dalkaasi ay u leedahay inay dhalashada Australia ka xayuubiso muwaadiniinta haysta… Sii akhri

Posted on June 10, 2022June 10, 2022 by News Office

Maxkamadda Garoowe oo mar kale muddaysay dhegaysiga kiiska geed-quwaaxa

Posted on June 10, 2022June 10, 2022 by News Office

Maalinta dhegaysiga dacwadda ku saabsan kiiska geed-quwaaxa ayaa laga dhigay Isniinta todobaadka bilaabanaya sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoon yahay.… Sii akhri

Soomaaliya oo Hindiya ugu baaqday in ay raalli-gelin ka bixiso Aflagaadada Nebi Maxamed

Posted on June 9, 2022June 9, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay haweeney ka tirsan xisbiga talada haya ee dalka Hindiya, taas oo aflagaaddaysay nebi… Sii akhri

Puntland iyo Hay’adda VNG International oo kala saxiixday heshiis laba mashruuc ah

Posted on June 9, 2022June 9, 2022 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland iyo Hay’adda VNG International oo ah ururka Dowladdaha Hoose ee Holland ayaa… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Posted on June 9, 2022June 9, 2022 by News Office

Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya diyaar garowgii ugu dambeeyay ee munaasibadda caleemo saarka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh… Sii akhri

Xildhibaan hore Muuse Warsame Cumar oo ku geeriyooday Garoowe

Posted on June 8, 2022June 8, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee, Muuse Warsame Cumar oo laba jeer soo noqday xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa saaka ku… Sii akhri

Maxkamadda Qardho muddaysay xiliga lagu dhawaaqayo xukunka maxaabiis ku eedaysan dil

Posted on June 8, 2022June 8, 2022 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Qardho ayaa si rasmiya u muddaysay xilliga lagu dhawaaqayo xukunka shan maxbuus oo ku eedaysan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan Muqdisho

Posted on June 8, 2022June 8, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku wajahan magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kaga qayb-galayo caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Guddi ka tirsan Baarlamanka Puntland oo warbixin ka dhegaystay wasiirka Warfaafinta

Posted on June 8, 2022June 8, 2022 by News Office

Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaariisnta Golaha Wakiillada DPL, ayaa maanta warbixin ka dhageystay Wasiirka magacaaban ee Isgaarsiinta Warfaafinta… Sii akhri

Wafuud heer caalami ah oo soo gaartay Muqdisho

Posted on June 7, 2022June 7, 2022 by News Office

Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaaray wufuud caalami ah, kuwaas oo doonaya inay ka qeyb galaan xafladda caleema-saarka madaxweynaha dowladda federaalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close