Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo laga helay Xanuunka COVID-19

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmiya u xaqiijiyay in laga helay xanuunka COVID-19. Qoraal kooban oo la soo… Sii akhri

Posted on June 24, 2022June 24, 2022 by News Office

Shir ku saabsan cagaarinta caasimadda oo Garoowe lagu qabtay

Posted on June 24, 2022June 24, 2022 by News Office

Shir ku saabsan dardar-gelinta barnaamijka cagaarinta caasimaddda ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe. Mas’uuliyiinta dowladda hoose iyo dhammaan guddoomiyaasha xaafadaha Garoowe… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay

Posted on June 24, 2022June 24, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar shaqo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay shil xooggan oo ka dhacay Gobolka Karkaar

Posted on June 23, 2022June 23, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Alxamdullilaah ee Gobolka Karkaar ayaa  sheegaya in xalay halkaas uu ka dhacay shil khasaare geystay. Shilka… Sii akhri

Puntland iyo Sweden oo ka wada-hadlay arrima muhiim ah

Posted on June 23, 2022June 23, 2022 by News Office

Gudoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Muumin, ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda Safaaradda Dawladda Sweden oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Saraakiisha Ciidamada

Posted on June 22, 2022June 22, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta. Kulanku… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Boosaaso ka wada maxkamadaynta dad loo haysto Al-shabaab iyo Daacish

Posted on June 22, 2022June 22, 2022 by News Office

Puntland ayaa magaalada Boosaaso ka bilowday Barnaamijka lagu magacaabo Af-meer ee la-dagaallanka Al-shabaab iyo Daacish. Barnaamijka oo todobaadkan bilowday ayaa… Sii akhri

Warqad dacwad ah oo loo gudbiyay Baarlamanka Puntland

Posted on June 22, 2022June 22, 2022 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa loo gudbiyay dacwad ka dhan ah Wasaaradda Duulista Hawada Puntland iyo shirkad gaar loo leeyahay. Warqadda… Sii akhri

Xiisad amni oo ka jirta magaalada Laascaanood

Posted on June 22, 2022June 22, 2022 by News Office

Xiisad amni ayaa saacadihii la soo dhaafay ka jirtay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Mas’uuliyiinta Gobolka Sool ugu magacaaban… Sii akhri

Xagee ku danbeeyay mooshinkii laga hadal-hayay Baarlamanka Puntland?

Posted on June 21, 2022June 21, 2022 by News Office

Qaar kamid ah xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa maalmihii u danbeeyay waday abaabulka mooshin ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Deni. Xildhibaannada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close