Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka Amniga Puntland oo Baarlamanka looga yeeray

Wasiirka Amniga Puntland ayaa maanta looga yeeray xarunta Baarlamanka si su’aalo looga weydiiyo xaaladda guud ee Amniga Puntland. Wasiirka oo… Sii akhri

Posted on June 27, 2022June 27, 2022 by News Office

Madaxweyne Deni oo Garoowe ugu yeeray Taliyaasha Qeybaha Booliiska Puntland

Posted on June 27, 2022June 27, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Graoowe ugu yeeray dhammaan Taliyaasha Qeybaha Booliiska Gobollada Puntland. Madaxweyne Siciid Deni ayaa lagu… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo gaaray degmada Dhoobley

Posted on June 26, 2022June 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Dhoobley halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeeyey.… Sii akhri

Shirka Amniga Gobollada Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on June 26, 2022June 26, 2022 by News Office

Taliyaha Ciidanaka booliska DPL S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa maanta gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda amani ee gobolada Puntland. Shirka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka hadlay Munaasabadda 26-ka June

Posted on June 26, 2022June 26, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye  Xamse Cabdi Barre  oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay… Sii akhri

Bankiga dowladda Puntland oo xarumo ka dhisanaya dekedda Garacad

Posted on June 26, 2022June 26, 2022 by News Office

Mas’uuliyiinta ugu sarraysa bankiga dowladda Puntland iyo madaxda shirkadda dhismaha dekedda Garacad ee Wadaagsan oo maanta kulan gaar ah yeeshay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baarlamanka ku bogaadiyay Ansixinta Ra’iisul wasaaraha

Posted on June 25, 2022June 25, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra’iisul… Sii akhri

Maxaa ka cusub arrintii Saax-maygaag iyo Senge-jebiye?

Posted on June 25, 2022June 25, 2022 by News Office

Odayaasha dhaqanka Sool iyo Nugaal ayaa sida wararku sheegayaan dadaal xooggan ku bixinayaan fulinta heshiiskii laga gaaray colaaddii Saax-maygaag iyo… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Maraykanka oo baabi’isay shirci muran badan dhaliyay

Posted on June 25, 2022June 25, 2022 by News Office

Maxakmadda Sare ee Mareykanka ayaa Jimcihii shalay baabi’isay sharci ay horey u ayiday oo dumarka Mareykanka u ogolaanayay in ay… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay abaaraha Soomaaliya ka jira

Posted on June 25, 2022June 25, 2022 by News Office

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Jimcihii in ay raadinayso 993.3 milyan oo doolarka Maraykanka ah si ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close