Shil xooggan oo ka dhacay Gobolka Bari
Shil xooggan ayaa xalay ka dhacay laamiga u dhexeeya degaannada Laasa-dawaco iyo Carta oo ka tirsan degmada Carmo ee Gobolka… Sii akhri
Shil xooggan ayaa xalay ka dhacay laamiga u dhexeeya degaannada Laasa-dawaco iyo Carta oo ka tirsan degmada Carmo ee Gobolka… Sii akhri
Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu hayo dad ku eedaysan dilalkii u danbeeyay ee ka… Sii akhri
Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in uu maanta la xisaabtamo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Mas’uuliyiinta Wasaaradda oo uu hoggaaminayo Wasiir… Sii akhri
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa jawaab ka bixiyay warqad ka timid Xeer Ilaalinta Puntland, oo ku saabsan xildhibaanno… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafti ka socda Beesha Caalamka… Sii akhri
Mid kamid ah diyaaradaha Shirka Jubba Airways ayaa goordhaw ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde xilli ay soo cagadhiganeysay dhabaha… Sii akhri
Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, gaar ahaan dugsiyada sare ayaa weli dhaqaale la’aan loo sixi la’ yahay, sida uu ku… Sii akhri
Komaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay horjoogayaal sare iyo malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab. Hawlgalkaas oo laga… Sii akhri
Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee… Sii akhri
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa Maanta la xisaabtamaya Madaxda Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka oo ay weheliyaan Mas’uuliyiinta Hay’adda Waddooyinka Puntland… Sii akhri